Xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameeyay Siyaasiga Maxamed Xaashi (Carabey)

Posted Date: 24 Sep 2014   in: news,Puntland     0

Qaar ka mid ah waxgaradka iyo aqoonyahanada reer Leicester ayaa habeenimadii xaleyto xaflad casho sharaf ah oo isugu jirtay soo dhaweyn iyo sagootinba u sameysay siyaasiga Maxamed xaashi Carabeey oo ka mid Sii Akhri

Warbixin: Seminaarkii iyo Safarkii Dalladda Ururrada PL ee Finland iyo Sweden.

Posted Date: 24 Sep 2014   in: news,Puntland,Somalia     0

Dalladda Ururrada Puntland ee dalka Finland (Puntland Diaspora Associations Network ) ayaa seminaar labo casho soconaayay ku qabsatay doonta dalxiiska Viking­line ee ka dhexgoosha badaha labada dal ee Finland iyo Sweden Sii Akhri

Jawaab Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid

Posted Date: 24 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Waxaan ku bilaabayaa magac Allah ee naxariis oo dhan iska leh: Waxaa jirta oraah Somalidu leedahay oo ruux wax garad ahi aanu u adeegsan ruux kaloo wax garad ah laakiin geyaan u ah qofka Sii Akhri

Sheikh Maxamad Umal oo u nasteexeeyay Qoraaga soo saaray Buuga Islaamka ka careesiiyay

Posted Date: 24 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Sheekha weyn oo caanka ka ah umada Soomaaliyeed hadexdeed Sheikh Maxamad Cabdi Umal oo ka jawaab celiyay Cabdi saciid Cabdi Ismaaciil qoraaga soo saaray Buuga la yiraahdo Xaadka Ridada maxaa Sii Akhri

Sir culus: Madaxweyne Culusow Oo Dahabkii Somalia ee New-York yaaley Dubai u wareejinaya‏

Posted Date: 23 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Ila wareedyo aan si hoose ku helanay ayaa sheegay in Madaxweynaha dowladda Federaalka Mudane Hassan Culusow uu Dahab aad u badan oo dowladii dhex ee bur burtay u yaalay Bangi Mareykan uu dhawaan usoo wareejinayo Sii Akhri

Abdi-qeybdiid iyo waxa uu ku saleysanyahay safarkiisa!

Posted Date: 23 Sep 2014   in: news,Puntland     0

Madaxweynaha Labaad ee Xaafada Barxley Abdi Qeybdiid, Ayaa Muddooyinkan ku sugnaa Mogadishu,  Abdi-Qeybdiid ayaa soo qaatey Qandaraasyo ujeedo badan ah. Hadaba Safarkiisi Gaalkacyo  Sii Akhri

Fariin ku socta Madaxweyne Hassan Culusow.

Posted Date: 23 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Soomaalidu waxa ey tiraahdaa Nin aan Talin Jirin waa dhib, oo aan uu la jeedo Nin aan Khibrad Dowladnimo iyo mid Maamul ah aan lahayen waa Masiibo Qaran Sida Madaxweyne Hassan Culusow. Bal aan Sheekadan Yaabka leh idin la wadaago Sii Akhri

Dhageyso Edeeymihii ay isu jeediyeen Galmudug iyo Puntland

Posted Date: 23 Sep 2014   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha Galmudug Gen. Cabdi Qeybdiid oo la hadlay Idaacada BBC-da ayaa ku eedeeyay dowlada Puntland in ay xayiraad xaga cirka ku soo rogtay deegaanada u ka arimayo maamulkiisa, hase yeeshee uu dowlada Puntland Sii Akhri

Taliyaha Bileyska PL oo sheegay in saldhigyada lagu wareejindoono qalab casri ah oo lagu baaro dambiyada

Posted Date: 23 Sep 2014   in: news,Puntland     0

Taliyaha guud ee ciidamada bleyska dowlada Puntland Gen, Maxamed Siciid Jaqanaf ayaa sheegay in saldhigyada bleyska ee kuyaala dhamaan gobolada Puntland dhawaan lagu wareejindoono qalab casri ah oo loo adeegsandoono baarista Sii Akhri

The President’s Bank: corruption allegations tarnish Somalia’s brave new world

Posted Date: 23 Sep 2014   in: news,World     0

The election of President Hassan Sheikh Mohamud in September 2012 was heralded internationally as an almost messianic break from the past, an end to Somalia’s never-ending progression of corrupt “transitional” governments Sii Akhri

Daawo Sirta ka danbeysa Shirarkii London one iyo London two & Khiyaanada Qaran

Posted Date: 22 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Wareysi xiiso badan oo lagu khashifay kheyraadka Soomaaliya oo ay qeybsadeen shirkado shi sheeye iyo dowladaha waa weyn, taas ay gacan kaga helayaan dowlada Federaalka Soomalaiya, Wareysigaan ayaa xanbaarsan Xog Sii Akhri

Tony Blair oo sheegay in Duqeyn cirka oo kaliya aan looga adkaan Karin xoogaga Daacish

Posted Date: 22 Sep 2014   in: news,World     0

Rai’iisul wasaarhii hore ee dalka Britain Tony Blair oo la hadlay Idaacada BBC laanteeda Ingriska ayaa sheegay in aan lagaga adkaan Karin duqeymo circa ah oo kaliya oo lagu qaado xoogaga daacish ee gacanta ku haya dhul Sii Akhri

Ku simaha R/W Federaalka: “Xukuumaddu Mar dhow ayey wadahadal la bilaabaysaa Puntland”

Posted Date: 22 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed oo maanta xaafiiskiisa kasoo saaray warsaxaafadeed ayaa sheegay in Xukuumadda Sii Akhri

Wasiirkii hore ee cadaalada DPL oo ka hadlay halista Kenya ku hayso Bada Somalia

Posted Date: 21 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Daawo Puntland TV oo soo diyaarisay Barnaamij Gaar ah oo ka hadlaya damaca Bada Somalia ka galay dowlada Kenya, waxeyna wareeysi dhinacyo badan taabanaya kala yeelatay Wasiirkii hore ee cadaalada DPL Mudne Cabdi Khaliif Sii Akhri

Madaxweynaha DPL oo ka hadlay maalinta nabadda addunka

Posted Date: 21 Sep 2014   in: news,Puntland     0

Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa si qoto dheer uga hadlay maalinta nabadda addunka, asagoo si diirin fariin nabadeed ugu diray shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Puntland. Sii Akhri

Puntland way hadashay waana loo Jawaabay!!

Posted Date: 21 Sep 2014   in: news,Somalia     0

30-kii casho haddii ay dhammaatay, ma suubiskii ayaan ku jirnaa mise si kalaa wax yihiin?: Maalmihii ugu dambeeyay waxaa dad badani aad u hadal-hayeen waqtigii 30-ka casho ahaa oo ay Dowladda Puntland u qabatay Sii Akhri

Daawo Heesta aadka loo hadal hayo ee loo qaaday Xasan Bunga Bunga: Fanaanka weyn (F. Siidoow)

Posted Date: 21 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Axdigiiyo kitaabkii ninka oofin waayow, Ashahaado beenlaha uurkana dabaayow, Aasanaha muuqdee ilkaha noo cadeeyow, akkhiriyo aduunkaba aadaa u aayi, ayaan daranihiyow ayaad eersaneysaa Sii Akhri

Daawo Isir Raaca Af-Somaliga iyo suugaanleyda Soomaaliyeed.

Posted Date: 21 Sep 2014   in: news,Puntland     0

Maxaad kala socotaa Anshaxa hagaagsan ee Maansada iyo hal abuurka Af-Soomaaliga hodanka ah ee dubaha ku dhacay xiligaan, ayadoo aysan dadku ku baraarugsaneyn halisteeda. Sii Akhri

Ra’iisul Wasaraha DF oo la shiray siyaasiiyiin miisaan ku leh PL

Posted Date: 20 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Ra’iisul Wasaraha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Cabdiwali Shiikh Axm€ed ayaa magalada London shir gaar ah kula qaatay qaar ka mid ah siyaasiyiinta Puntland ee ku nool wadanka Sii Akhri

dIb u heshiinta Jubaland oo gaba gabo ku dhaw iyo golaha wakiilada oo la diyaaraniyo

Posted Date: 20 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Shirka dib u heshiisiinta beelaha Jubaland ee ka socda xarunta ceymiska ee magaalada Kismaayo ayaa galay maalintii shanaad iyo heer gabo gabo. Shirkaan ay furutaankiisii goob joog Sii Akhri

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Xukuumadda Soomaaliya oo Sheegay in

Posted Date: 20 Sep 2014   in: Somalia     0

Waxaa Soo baxaya warar Sheegaya in Maareeyihi Garoonka Magaaladda muqdisho uu Dhaawac ka soo garay Weerar kooxo Hubaysan ay ku soo Qaadeen Subaxnimadii Hore ee Manta. Sii Akhri

DFS oo ka hadashay Waxqabadkeedii Asbuucii La soo Dhaafay

Posted Date: 20 Sep 2014   in: Somalia     0

Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay.Wasiirka ayaa ka hadlay Sii Akhri

Midowga Dhalinyarada Puntland Oo Diiday In Tafaraaruq Lagu Dhex Abuuro‏

Posted Date: 20 Sep 2014   in: news     0

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee naxariis oo dhan iska leh: Waxaan Allah swtc ugu mahad naqayaa inuu Puntland ka dhigay waddan hodan ah kuna beeray dad aad iyo karaamo iyo sharaf Sii Akhri

Nabadoonadda G/Bari ee Puntland oo Ka hadlay Arin Maxjarada Magaaladda Bosaso Ka Tagan(Dhagayso)

Posted Date: 20 Sep 2014   in: Puntland     0

Nabadoon C/Qadir Axmed Xarago oo kamid ah Nabadoonada Gobolka Bari Ee Puntland ayaa waxa uu sheegay in aya tahay Wax aad looga Xumaado in Xoolihii lakeeni jira Maxjarada Magaaladda Bosaso lagu kala Iibsado miisaan. Sii Akhri

Allidamaale