Daawo Waxqabadka Wasaarada Horumarinta Haweenka & Arrimaha Qoyska

Posted Date: 26 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Daawo Waxqabadka Wasaarada Horumarinta Haweenka & Arrimaha Qoyska ee dowlada Puntland iyo sidey ugu adeegto shacab weynaha mandiqada Puntland. Sii Akhri

Dowlada Puntland oo kulan deg deg ah ka fadhiisatay khilaafka DF

Posted Date: 26 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Xukuumada dowlada Puntland ayaa galabta kulan ana caadi ahyen oo deg deg uga fadhiistay khilaafka cusub ee ka dhex qarxay madaxda dowlada Fedewraalka ee Soomaaliya. Kulankaan ayaa waxaa galabtay si deg deg ah isgu yeeray Sii Akhri

Fadlan caawi dhibanaha Soomaaliyeed ee Gar gaarka u baahan

Posted Date: 26 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Ninkaan Soomaaliyeed oo walaalkeen ah ee lagu magacaabo Cabixamiid Maxamed Barre Fadlan ku caawi wixii aad awooda ee ilahay ku siiyay Sii Akhri

Ururka Nabadda iyo Cadaalada oo canbareeyay faragalinta M/weynaha Xasan uu ku hayo R/W DF

Posted Date: 26 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed nabada, midnimada iyo cadaaladda Codka inta damiirka nool, dareenka wadaniyadeed iyo qiiradda dhabta ah (Somaalinimadda leh) ku hadleeynaa waxaanu u aragnaa arrin ayaan daro, garasho xumo, Sii Akhri

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo dhaawac culus loogu geystay Muqdisho

Posted Date: 26 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa saaka lagu dhaawacay weerar ay ku qaadeen daley Hubeysan isagoo ku sugan Xaafada Taleex ee Degmada Hodan. Koox Hubeeysan oo aan heybtooda la aqoon ayaa Weerar Sii Akhri

Yaa curyaamiya Hananka Dawladnimo ee Soomaaliya?

Posted Date: 26 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Waxaa markale dib u bilowday Ciyaarihii Villa Soomaaliya ee’ ahaa Khilaafka Madaxwaynaha iyo Ra’iisul wasaaraha sidda  ‘ aan maqlay  R’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Shiikh  Axmad ayaa isku shandhayn ku Sameeyey Sii Akhri

Xafladdii soo dhaweynta M/weynaha PL Prof. Gaas iyo siyasaasiyiin kasoo qeyb galay

Posted Date: 26 Oct 2014   in: news,Puntland     0

Waxaa ka dhacday magaalada london dalka ingiriiska xaflad ay soo qabanqaabiyeen Soomaalida ku nool dalka ingiriiska oo lagu soo dhaweynayey madaxweynaha dawladda puntland Mudane Prof. Cabdiweli Maxamed Cali ( Gaas ). Sii Akhri

Madaxweyne Xasan Sh. oo ka Horyimid Isku Shaandheyntii Wasaaradaha

Posted Date: 26 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Xaafiiska Madaxweynaha Dowlada Federaalka Saoomaaliya oo war deg deg ah kasoo saaray isku shaandheynta golaha wasiirada ee shalay  uu ku dhawaaqay Ra’isul wasaaraha dowlada Federaalka Soomalaiya, taas oo waafaqasan awooda uu dasturku u siiyay socod Sii Akhri

Madaxwayne: Hassan Sheikh Kala Saar ‘Geedi Socodka Nabada iyo Saaxiibada Damul-Jadiid’

Posted Date: 26 Oct 2014   in: news,Somalia     0

DalJoog iyo QurboJoogba waxay isla markii la doortey Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud walaac ka muujiyeen xulufadiisa ‘Damul-Jadiidka’, oo ula muuqday in ay yihiin isbahaysi ku salaysan xulafaysi qabiileed, isla markaana Sii Akhri

Ururka Nabada iyo Cadaalada oo soo dhaweeyay isku shandheynta DF

Posted Date: 25 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Ururka dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed nabada, midnimada iyo cadaaladda Codka inta damiirka nool, dareenka wadaniyadeed iyo qiiradda dhabta ah (Somaalinimo leh) ku hadleeyna waxaanu soo dhoweeyneeynaa habka isku shaandheeynta Sii Akhri

Akhriso magacyada iyo jagooyinka golahaha Xukuumada Fedaraalka ee la isku shaandheeyay

Posted Date: 25 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Ra’isul wasraaha Xukuumada Soomaaliya Mudane cabdiwali Sheekh Axmed ayaa wareegto ka soo saaray issku shaandheyn uu ku sameeyay golohiisa Xukuumada Federaalka. Hoos ka akhriso magacyada iyo sida la isugu Sii Akhri

Madaxweyne xigeenka DPL Eng. Camey oo saaka daah furay kalfadhiga 34 ee golaha wakiilada Shacabka.

Posted Date: 25 Oct 2014   in: news,Puntland     0

Madaxweyne ku xigeenka dowlada Puntland Eng. Cabdi Xakiin Cumar Camey ahna kusimaha madaxweynaha dowlada Puntland ayaa maanta ka qeyb galay isla markaana daah furay kal fadhgii 34-aad ee Barlamaanka Puntland. Sii Akhri

Markale iyo Barnaamijka Dalmar ee PL-TV

Posted Date: 25 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Daawo Barnaamijka Dalmar ee asbuucwalba ka baxa Puntland-TV, ayadoo Todobaadkaan si weyn looga hadlay as aaskii TV-ga dowlada Federaalka Soomaaliya, ayaa waxaa maanta marti ku ah Barnaamijka Dalamar agaasimhii ugu horeeyay Sii Akhri

Deg Deg :Golaha Wasiirada DF oo isku shaandheyn lagu sameeyay

Posted Date: 25 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Ra’isul wasraaha dowlada Federaalka Soomaaliya oo isku shaandhayn ku sameeyay golaha xukuumaddas, wuxuuna ukala badalay xilalkey hayeen, sidoo kalena wasiir ku xigeeno iyo wasiiru dowlayaal ayaa xilalka loo kala wareejiyay, Sii Akhri

Masjidka weyn ee Jönköping ayaa Arin kawada Nixisay Muslimiintii lagu soo bandhigay‏

Posted Date: 25 Oct 2014   in: news,Somalia,World     0

Arin aay ka Naxeyn Dadkii Muslimiinta ahaa ee ku Tukaday Maanta Masjika Weyn ee Magaalada Jönköping ee Sweden  ayaa  lagu soo Bandhigay . Wa axaa shalay Saladii Jimaca kadib  lagu soo bandhigay Sii Akhri

Somaliland oo daboolka ka qaaday in aysan indhaha ka laaban dooniin dagaalka lagu hayo Beelaha Direed

Posted Date: 24 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Gudoomiyaasha Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo Shir Jaraa’id ku sheegay in ay ku lugyeelanayaan dagaalada Kasocda Koonfurta Dhexe ee Soomaaliya ee u dheexeya Beelaha Sii Akhri

Madaxweynaha DF mudane Xasan Sheekh ayaa la filayaa inuu soo gaaro Garoowe

Posted Date: 24 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Madaxweynaha dowlada Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu dhawaan soo gaaro caasimada Puntland ee Garoowe. Wafdi balaaran uu hogaaminayo  Madaxweynaha dowlada Federaalka Mudane Xasan Sheekh Sii Akhri

Cpl. Nathan Cirillo of Hamilton identified as soldier gunned down in Ottawa attack

Posted Date: 24 Oct 2014   in: news,World     0

Cirillo was standing guard at the National War Memorial when witnesses say he was shot at point-blank range. An assailant was later killed. Sii Akhri

Madaxweynaha dowlada Puntland oo ka warbixiyay maalgashiga Puntland

Posted Date: 24 Oct 2014   in: news,Puntland     0

Daawo wareysi gaar ah oo Madaxweynaha dowlada Puntland Mudane Madaxweynaha Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas kaga hadlay socdaalkiisa London iyo hindisaha malgashiga Puntland. Sii Akhri

Madaxweynaha Puntland oo la kulmey Jaaliyadaha Puntland ee Yurub

Posted Date: 24 Oct 2014   in: news,Puntland     0

Madaxweynaha Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa London kula kulmey qaar ka mid ah madaxda jaaliyadaha ku nool qaaradda yurub oo booqasho ugu yimid. Madaxweynuhu wuxuu ka qayb galay shirweynihii Sii Akhri

Ogeysiis ku socda Jaaliyada Puntland ee Finland

Posted Date: 23 Oct 2014   in: news,Puntland     0

Ogeysiis dhamaan Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan dalka Finland, waxaa lagu war galinayaa jn ay kasoo qeyb galaan Xafladda ay ka qaybqaadanayaan madax iyo mas-uuliyiin ka tirsan dawladda Puntland. Sii Akhri

Maxay ku kala duwanaayeen jabahdihii galay Addis Ababa iyo Muqdisho 1991

Posted Date: 23 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Mingistu waxaa la ridey 12 Juun 1991, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Gen Maxamed Siyaad Barre waxaa xukunka laga tuuray 26 Jannaayo, sannadkii 1991; labaduba waxay ahaayeen keligood taliyayaal Sii Akhri

Madaxweyne Sh. Shariif oo ganafka ku dhuftay in afka loo galayo dhaleeceynta heshiiskii Garoowe

Posted Date: 22 Oct 2014   in: news,Somalia     0

Madaxweynihii hore ee DFKMG Mudane Sheekh Shariif Sh. Axmed oo Booqasho ku jooga dalka Ingiriska ayaa wareysi uu siiyay Royal TV ka si weyn uga leex leexday inuu ka hadlo xaalada  Sii Akhri

Qaramada Midoobay oo shaacisay in baaritan ku sameynayaan duqeymihii Gaza

Posted Date: 22 Oct 2014   in: news,World     0

Xogheyaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa daboolka ka qaaday in baari taan dhab ah lagu sameynayo xadgudubyadii iyo duqeymihii Israil u geystay marinka Gaza, xiligi iay socdeyn dagaaladii Sii Akhri

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7