Cidamada Amaanka ee Dalka Kenya Oo Xabsiga Dhigay Mudane ka tirsan Golaha Barlamanka Somalia.

Posted Date: 13 Sep 2014   in: Somalia     0

Ciidanka ammaanka ee dalka Kenya ayaa waxay xabsiga Dhigeen  Wasiirkii hore ee gaashaandhigga Dawladda Soomaliya ahaan Guddoomiyaha Guddida difaaca Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Xusen carab ciise. Sii Akhri

Xoghayaha Arimahada Dibada Ee Dalka Mareekanka oo Manta Boqanaya Dalka Masar

Posted Date: 13 Sep 2014   in: World     0

Xoghayaha Arimaha Dibada ee Dalka Mareekanka john kery ayaa manta oo sabti ah waxaa uu booqanaya Magaaladda Qaahira ee Caasimada Dalka Masar.waxaa u kalamo layeelanaya Sii Akhri

Baarlamaanka Somalia oo qeyla dhaan kasoo saaray Baasaboorada iyo aqoonsiga DF ay siiso ajaanibta

Posted Date: 13 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya  gaar ahaan guduga qaabilsan arimaha dibada ayaa qeylo dhaan ba’an kasoo saaray fadeexooyinka soo wajahay Shacabka Soomaaliyeed ee ka imaanaya bulashada caalmka, kadib markii ay  Sii Akhri

Afhayenka ciidamada Amisom oo meel ka dhac weyn u geystay haweenka Soomaaliyeed

Posted Date: 12 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Afhayenka ciidamada Amisom oo si cad u muujiyay inuu rali kayahay dhaqan xumada loo geystay hablaha Soomaaliyeed, isla markaana Diifaacay Dhaqan Xumada ay ku hayan haweenka Soomaaliyeed Sii Akhri

Jawaab: Cabdixakiim Diiriye Jaamac

Posted Date: 12 Sep 2014   in: news     0

Waxaan ku bilaabayaa magac Allah ee naxariis oo dhan iska leh: Ugu horayn aad iyo aad Ayaan kaaga mahad naqayaa qoraalkada ee cin waankiisu yahay (((( Laba Wiil oo Dhaxal sugayaal u ah labo beelood oo reer Khaatumo Sii Akhri

Waraqad Furan: DPL iyo wadahadalka la filayo in ay la yeesheen DF

Posted Date: 12 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Arrar :  Xurmadle Madaxweyne Abdiwali Gaas, Waxaan ogahay inaad Puntland Jecshahay, Waxaan Ogahay inaad Ummada Puntland Wanaag la rabto. Waxaan og nahay inaad Niyad Sii Akhri

Somaliland iyo dilkii Godane: xogaha qarsoon ee ku hoos jira

Posted Date: 12 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Shaki kuma jiro in Hoggaamiyihii ururka Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane oo 37 sano jir ahaa taariikh xun iyo raad aan la hilmaami doonin uu ku reebay bulshada Soomaaliyeed ee Koonfurta Sii Akhri

Dowlada Iiraan oo magaalada Xamar ka hirgalisay mad’habta Shiicada

Posted Date: 12 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Dagaalada daba dheeraaday ee wali kasii holcaya gayiga Soomaaliya, ee asalka u ah Burburka ku dhacay bulshada Soomaaliyeed dhinacwalba oo tahayba, waxey sababtay in shacabka Soomaaliyeed Sii Akhri

Watch ISIS targeting Somali Minnesotans‏

Posted Date: 12 Sep 2014   in: news,World     0

About seven years after Somali Minnesotans started to see dozens of young men volunteer for a war across the globe, the community is struggling with the Sii Akhri

Bayaan deg deg ah oo kasoo baxay Bulshada Gobolada Dhexe Galgaduud iyo Hiiraan‏

Posted Date: 11 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Bayaan ka socda Jaaliyaddaha Gobolada Dhexe ee Somaliya, gaar ahaan Goboladda Galgaduud iyo Hiiraan shacabka u nasab sheegta, shir ay ku qabteen Waqooyiga  London taariikhdu markii ay ahayd  08/09/2014, ayaa lagu  Sii Akhri

Gudoomiyaha Baarlam Oo Baydhabo Kaga Dhawaaqay Shir dib U Heshiisiineed Oo Shacabka loo qabanayo

Posted Date: 11 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maanta magaalada Baydhabo kulan kula qaatay boqolaal dadweyne ah oo ka kala socday xaafadaha magaalada  Sii Akhri

Daawo Barnaamijka Dhacdooyinka Shiidaalka Soomaaliya

Posted Date: 11 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Daawo Saadasha dhacdooyinka Shiidaalka iyo Biyaha Soomaaliya ee gayiga umada Soomaaliyeed oo ay ka qeyb qaadanayaan aqoonyahano Soomaaliyeed. Sii Akhri

Tahriibku waa qayb kamidda Qaran Jabka Soomaaliya Haysta!!

Posted Date: 11 Sep 2014   in: news     0

 Dhalinyaradu waxay  Tiir ama laf dhabar” u yihiin  Qaranimadda ama  bulsho hormarta  waa hadii ay helaan Mustaqbal  marka hore  soo sara  ayaga laftoota hayeshe dhalinti Soomaaliyeed  waxay u kala qayb sameen kuwo  ku baa,baya Tahriib Sii Akhri

Nin Turki ka ganacsada Daroogada oo lagu qabtay Baasaboor Diblomaatiga Soomaali

Posted Date: 11 Sep 2014   in: news,World     0

Dowladda Bulgaria ayaa shaacisay in ay  qabtay 02-September 2014 nin ay sheegeen inuu ka ganacsado maandooriyaha loo yaqaan Daroogada ,ninkaas oo dhashay dalka Turkiga ayaa watay Baasaboor Sii Akhri

Talo Waxay Ku Haboon Tahay Inay Marinkeeda Haleesho

Posted Date: 11 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee naxariir oo dhan iska leh: Allaha abuuray waxa dunida jooga oo dhan oo wax ka awood badani aanay jirin oo talo ahaan cid ku gaari kartaa aanay jirin. Sii Akhri

Koon Furta Suudaan oo Macluul aad u ba’an ay ka jirto iyo Caruurta halkaas Dagan oo geeri Qarka u saaran(Dhagayso)

Posted Date: 11 Sep 2014   in: World     0

Waa Wiil  aad u da,yar oo Macluul ku dhacday daraadeed Jiifa  Isbitaal. kaasoo ku nool koonfutra Dalka Suudaan oo ah mel ay hareen Mudo 8 Bilood ah Dagaalada u dhaxeeya Dawladaha Sudaan iyo Koonfurta Suudaa. Sii Akhri

Hogaamiyaha Mamulka Jubba oo Shegay inuu Dekadda iyo Garoonka Magaaladda kismayo kuwareejinaayo DFS

Posted Date: 11 Sep 2014   in: Somalia     0

Hogaamiyaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” ayaa wuxuu ka hadlay heshiiskii hore Dowlada Federaalka iyo maamulka Jubba uu hogaamiyo Sii Akhri

Afhayenka Dawladda PL” wax saamayn ah Puntland kuma leh Hawlgalka Badwaynta Hindiya”(dhagayso)

Posted Date: 11 Sep 2014   in: Puntland     0

20 Bishii Ogosto ee aan soo dhadhaafnay ayaa wadshi dher waxaqy ku dhawaaqday in dawladda Federalka somaliya ay wada hadal lagasho iyadoo u qabatay 30 Maalmood. Sii Akhri

warbixin:-11 Sep waxay ku begantahay Malintii Diyarado lagu weeraray xarumihii Ganacsiga ee wadanka Mareekanka maxaa iska bedelay (Dhagayso)

Posted Date: 11 Sep 2014   in: World     0

sanadkii 2001 bishii September Malinimo Talaadda ah Taariikhduna ku beegantahay 11 waxay ku begantahay Malintii Diyarado lagu weeraray xarumihii Ganacsiga ee wadanka Mareekanka ee Magaalada Newyork. Sii Akhri

wasirka Wasaradda howlaha guud iyo gaadiidka Puntland oo Faahfaahin ka bixiyaya sharci u samaynta wadayasha Gadiidka Puntland(Dhagayso).

Posted Date: 11 Sep 2014   in: Puntland     0

wasirka Wasaradda howlaha guud iyo gaadiidka Puntland Cabdi rashiid maxamed Xirsi ayaa  Faahfaahin ka bixiyaya sharci u samaynta  wadayasha Gadiidka Puntland iyo Duwaan-gelinta Gobaha lagu barto wadiida gadiidka. Sii Akhri

Dowlada Federaalka oo soo kireysatay diyaarad nooca Sawirada qaada

Posted Date: 10 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka badda ayaa maanta soo bandhigtay diyaarad ay ugu talogaleen in badda Soomaaliya ay ku soo sameyso howlo kormeer ah oo ku aadan maraakiibta iyo doonyaha sida Sii Akhri

Ururka Nabadda iyo Cadaalada oo Baaq qaran u diray Ururka la dagaalanka Kufsiga iyo Wasiirka Haweenka

Posted Date: 10 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Ururka Nabadda iyo Cadaalada oo Baaq qaran u diray Gudoomiyaha la dagaalanka Kufsiga iyo Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya in ay falkii argaglaxa lahaa ee lagu dhibaateeyay Haweenka Sii Akhri

Xildhinaada Baarlamaanka DF oo Nairobi warsaxaafada kasoo saaray khilaafka madaxda sare

Posted Date: 10 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Xildhibaanada dowlada faderaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Nairobi xarunta dalka Kenya ayaa Warsaxaafadeed kasoo saaray khilaafka madaxda sare ee DF Sii Akhri

Mudahaard ka dhan dowlada Federaalka oo ka dhacay Brussels

Posted Date: 10 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Brussels, waxaamaanta8 sebtember, magaaladda Brussels kadhacay mudaharaad looga soo horjeedo dowladda federaalka ee Somaaliya. Mudaharaadka ayaa muhiimadiisu aheyd in caalamkuogaado in dowladda Federaalka Sii Akhri

Allidamaale