warbixin:-11 Sep waxay ku begantahay Malintii Diyarado lagu weeraray xarumihii Ganacsiga ee wadanka Mareekanka maxaa iska bedelay (Dhagayso)

Posted Date: 11 Sep 2014   in: World     0

sanadkii 2001 bishii September Malinimo Talaadda ah Taariikhduna ku beegantahay 11 waxay ku begantahay Malintii Diyarado lagu weeraray xarumihii Ganacsiga ee wadanka Mareekanka ee Magaalada Newyork. Sii Akhri

wasirka Wasaradda howlaha guud iyo gaadiidka Puntland oo Faahfaahin ka bixiyaya sharci u samaynta wadayasha Gadiidka Puntland(Dhagayso).

Posted Date: 11 Sep 2014   in: Puntland     0

wasirka Wasaradda howlaha guud iyo gaadiidka Puntland Cabdi rashiid maxamed Xirsi ayaa  Faahfaahin ka bixiyaya sharci u samaynta  wadayasha Gadiidka Puntland iyo Duwaan-gelinta Gobaha lagu barto wadiida gadiidka. Sii Akhri

Dowlada Federaalka oo soo kireysatay diyaarad nooca Sawirada qaada

Posted Date: 10 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka badda ayaa maanta soo bandhigtay diyaarad ay ugu talogaleen in badda Soomaaliya ay ku soo sameyso howlo kormeer ah oo ku aadan maraakiibta iyo doonyaha sida Sii Akhri

Ururka Nabadda iyo Cadaalada oo Baaq qaran u diray Ururka la dagaalanka Kufsiga iyo Wasiirka Haweenka

Posted Date: 10 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Ururka Nabadda iyo Cadaalada oo Baaq qaran u diray Gudoomiyaha la dagaalanka Kufsiga iyo Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya in ay falkii argaglaxa lahaa ee lagu dhibaateeyay Haweenka Sii Akhri

Xildhinaada Baarlamaanka DF oo Nairobi warsaxaafada kasoo saaray khilaafka madaxda sare

Posted Date: 10 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Xildhibaanada dowlada faderaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Nairobi xarunta dalka Kenya ayaa Warsaxaafadeed kasoo saaray khilaafka madaxda sare ee DF Sii Akhri

Mudahaard ka dhan dowlada Federaalka oo ka dhacay Brussels

Posted Date: 10 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Brussels, waxaamaanta8 sebtember, magaaladda Brussels kadhacay mudaharaad looga soo horjeedo dowladda federaalka ee Somaaliya. Mudaharaadka ayaa muhiimadiisu aheyd in caalamkuogaado in dowladda Federaalka Sii Akhri

Beesha Duduble oo gashaanka ku dhufatay maamul u sameynta Gobalada Dhexe

Posted Date: 09 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Waxaa kasoconaya Magaalada Muqdisho Shirar aan kalajoogsi lahayn oo looga Arinsanayo Maamul usamaynta Gobolad dhexe ee Soomaliya.Hadaba Beesha Duduble oo kamida Beelaha Dega Gobolka G/Gaduud ayaa gaashanka Sii Akhri

Xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameeyay Xildhibaan Abuukate Daahir Xasan

Posted Date: 09 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay si wadajir ah usoo wada qabanqaabiyeen qaar ka mid ah aqoonyhanada iyo waxgaradka soomaaliyeed ee magaalada Leicester ayaa lagu qabtay mid ka mid ah maqaayadaha Sii Akhri

Dawladda PL oo amar cad ku kala dirtay Guddiga Rugta Ganacsiga & Warsahadaha (Dhagayso)

Posted Date: 09 Sep 2014   in: Puntland     0

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshada Dawladda Puntland ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay Radio Daljir waxaa uu ku caddeeyay in wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Puntland ay go’aan cad oo sharciga waafaqsan Sii Akhri

Madaxweynaha DFS oo cambaareeyey is-qarxintii Shalay ka dhacday degaanka Xaawa Cabdi

Posted Date: 09 Sep 2014   in: Somalia     0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyey is-qarxintii Shalay kooxda Al-Shabaab ay kageeysatay degaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho Sii Akhri

Guddiga Amniga Ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Golaha Wasiirada

Posted Date: 09 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Guddiga Amniga Ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Golaha Wasiirada ee xilkaqaadista agaasimaha Nabadsugid iyo guulaha ciidamada ka gaareen Sii Akhri

Daawo boqolaal Gabdhood oo 12 Jiro Somaliyeed oo Kufsi loogu heysto Xeryaha Amisom

Posted Date: 08 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Warbixin dheer oo ay soo saartay Hay’adda u tagaan dhowrista Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayeey ku sheegtay inay ciidamadda AMISOM ee ku sugan koonfurta Soomaaliya in had iyo goor u geystaan haweenka  Sii Akhri

Kulan cambaareyn falkii loo geystay marwada Gen. Maxamed Abshir Muse Haamaan‏

Posted Date: 08 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Kulan lagu cambaareeynayay falkii foosha xumaa ee loo geystay oorida/xaaska Sarreeye Gaas Maxamed Abshir Muuse Haamaan oo maanta, taariikhdu tahay 07.09.2014, ka dhacay magaalada Helsinki, dalka Finland.Rugta Dallada  Sii Akhri

Ururka Nabadda iyo Cadaalada oo canbaareeyay Kufisga Amisom ay ku heyso Haweenka

Posted Date: 08 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabada, midnimada iyo Cadaaladda Codka inta damiirka nool, dareenka wadaniyadeed iyo qiiradda dhabta ah (Somaalinimo leh) ku hadleeyna waxaanu Sii Akhri

Jaaliyadda Somalida Australia oo ka hortimid shir lagu qabtay Melbourne oo daba socday

Posted Date: 08 Sep 2014   in: news,World     0

Jaaliyadda ballaaran ee faca weyn ee reer Australia ayaa iska fogeysay ka qeyb-galka shir sida la sheegay ay soo abaabuleen koox gooni ah kaas oo ay ku qabsadeen Magaalada Melbourne ee dalka Australia. Shirkan ayaa sida la sheegay daba socday Sii Akhri

Human Rights Watch oo Amisom ku Eedeysay kufisi baahsan ay ku heyso Haweenka Somaliyeed

Posted Date: 08 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Warbixin dheer oo ay dhawaan soo saartay Hay’adda u tagaan dhowrista Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayeey ku sheegtay inay ciidamadda AMISOM ee ku sugan koonfurta Soomaaliya in had iyo goor u geystay haweenka Sii Akhri

Sarkaal ka soo goostay Kooxda Al-Shabaab oo magaaladda Muqdisho lagu Soo Bandhigay (Dhagayso)

Posted Date: 08 Sep 2014   in: Somalia     0

Wasarada Amniga ee Dawladda Federalka Somaliya ayaa magaaladda Muqdisho ee Casimada Somaliya ku so Bandhigtay Sarkaal ka Tirsanaa Koxda Al-Shabab kaas oo ka soo goostay Kooxdaasi. Sii Akhri

Tahniyad Meher Mudane Cabdiqadar Cali Gaas Iyo Marwadiisa Khadro Jaamac Biixi‏

Posted Date: 08 Sep 2014   in: Somalia     0

Waxaan hambalyo u diraynaa Boqorka iyo Boqorada, lamaanaha is mehersadey Cabdiqadar Cali Gaas Iyo Marwadiisa Khadro Jaamac Biixi oo Meherkooda Maanta  7.9.2014ka ka dhacay Wadanka Kenya Magaalada Nairobi.  Sii Akhri

Bishaaro Bishaaro: PLTV & Radio ti toos ah uga daawo boga PLTV

Posted Date: 07 Sep 2014   in: news,Puntland     0

Bishaaro Biishaaro, waxaa dhamaan dadweynaha Afka Soomaaliga ku hadla ee geeska Afrika iyo dinida dacaladeedba la ogeysiinayaa in Puntland TV & Radio ee si toos ah looga daawan karo Boga Taleefishika iyo Radio Sii Akhri

Wasiirka waxbarashada DPL oo ka waramay safarki uu dhowaan ku tagay dalka Maraykanka (Dhagayso)

Posted Date: 07 Sep 2014   in: Puntland     0

Wasiirka wasaradda waxbarashada Puntland Dr:Cali xaaji warsame aya maanta Shirjaraa,id oo uu ku qabtay xarunta wasaradda waxa uu kaga warbixiyey safar uu dhowaan ku tagay Dalka Maraykanka,.wasiirka aya shirkiisa Jaraa,id Sii Akhri

Maamulka Ceelwaaq ee Gobolka Gedo oo ka hadlay Dad Macluul ugu geriyooday Dhagayso)

Posted Date: 07 Sep 2014   in: Somalia     0

Waxaa Mudooyinkii u dambeyay ka Jiray Degano ka tirsan Gonfurta Somaliya gaar ahaan Gobolka Gedo Abaaro Baahsan oo saameeyay Dadkii iyo Duunyadii daganayd Gobolkaas. Sii Akhri

Kooxda Al-Shabaab” Axmed Gadane waan u Aar gudayna Dagalkana waan wadayna”(Dhagayso)

Posted Date: 07 Sep 2014   in: Somalia     0

kadibkii Dilkii hogaamiyihii Kooxda Al-Shabab ee Somaliya Axmed Godane ayaa kooxdaasi waxay wacad ku martay inaysan Joojin Doonin Dagaalka, weerada iyo Qaraxyada ay la beegsasnayeen Masuuliyiinta Dawladda Federalka Somalia. Sii Akhri

Daawo Muuqaalka weerarkii lagu dilay hogaamiyihii Alshabaab Axmed Godane

Posted Date: 07 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Idaacadaha kasoo baxa dalla mareykanka gaar ahan New York Times ayaa nuqul ka qoray dilka amiirkii ururka Al Shabaab Axmed Cabdi Godane, ayagoo kasoo xiganaya mid ka mid ah saraakiisha ugu sareeysa wasaarada gaashaandhiga dalka Mareeykanka. Sii Akhri

Maxaad ka taqaan Hogaamiyaha Cusub ee Ururka Hubeysan ee Al-shabaab?

Posted Date: 07 Sep 2014   in: news,Somalia     0

Hogaamiyaha cusub ee  shalay loo magacaabay Ururka Alshabab Ahmed Omar (Abucubeyd) waxa uu kudhashay magaalada Qalaafe oo dhulka is maamulka Soomalida Ethiopia 1970, waxaana uu kusoo barbaaray. Sii Akhri

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7