Isra’il iyo Falastiin oo wada gaaray heshiis xabad joojin mudo dheer iyo Xamaas oo guulo sheegtay

Posted Date: 27 Aug 2014   in: World     0

Israa,iil iyo Falastiin ayaa wada gaaray heshiis xabad joojineed oo ah mudo dheer,waxaana heshiiskan kasoo shaqaysay dawlada Masar. Sii Akhri

Madaxwaynayaasha Dalalka Ruushka iyo Yukrayn oo kulmay.

Posted Date: 27 Aug 2014   in: World     0

Madaxwaynaha dalka Ukraine Petro Poroshenko iyo Madaxwayanha dalka Ruushka Vladimir Putin aayaa wada qaatay kulankoodii ugu horeeayay. Sii Akhri

Ciidanka Somaliland oo la wareegay Degamada Saax dheer iyo Cali khaliif oo beeneeyay(Dhagayso)

Posted Date: 27 Aug 2014   in: Somalia     0

Waraarka Ka Imaanaya Deegaanka Saaxdheer ee Maamulaka Khaatumo kaas oo dhawaan loo soo magacabay Madaxwayne Cusub Ayaa sheegaya In Ciidamo Ka Tirsan Maamulka Soomaliland Ay  Qarka U Saaran Yihiin Inay Galaan Degaanka. Sii Akhri

Maxkamada Ciidamada Puntland ee Gobolka Bari oo Xukumo kala Duwan Riday(Dhagayso)

Posted Date: 27 Aug 2014   in: Puntland     0

Maxkamada Darajada kowaad ee ciidamada Qalabka sida Puntland ee Gobolka Bari ayaa maanta u farisatay Dacwad ciqaabeed ka dhan ah dambiilayaal loo haystay Dambiyo kala Duwan oo uu kamid yahay Dil. Sii Akhri

Cudurka Halista ah ee Ebola oo soo gaaray dalka Kenya, lagana cabsi qabo inuu u gudbo Soomaaliya

Posted Date: 27 Aug 2014   in: news,World     0

Cudurka Halista ah ee Ebola ee kasoo biloowday Bartamaha Afrika ayaa la sheegay inuu xiligaan soo gaaray Dalal kam mid ah Bariga Afrika oo kulaalaya dalka Soomaaliya Sii Akhri

Madaxweynaha DPL oo Dalka dib ugu soo laabtay kadib booqasho rasmi ah uu ku tagay Ethopia (Dhagayso+Sawiro)

Posted Date: 27 Aug 2014   in: Puntland     0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi oo uu hogaaminayey safaro shaqana ugu maqnaa dalka Dibadiisa Sii Akhri

Prof. Madaxmed Gandhi oo ka hadlay Isirka Soomaalida

Posted Date: 27 Aug 2014   in: Somalia,Suguaan     0

Daawo Prof. Maxamed Gandhi oo faah faahiyay Asalka Soomaalida halkuu ka yimid iyo Qabyaaladu Soomaalidu ma Isbaheysibaa mise waa dhig Sii Akhri

Deegaanka roox ee gobolka mudug oo biyo la’aan ka jirto

Posted Date: 27 Aug 2014   in: Puntland     0

waxaa biyo la’aan laga soo sheegayaa deeganka roox oo kamid ah gobolka mudug kaas oo ah mid kamid ah meelaha ugu muhiimsan xoolaha iyo beeraha  ee gobolkaas waxayna tani ka dambaysay kadib markii ay jabeen 3 ceel Sii Akhri

Cidamo ka Tirsan Dawlada Ruushka oo gudaha Ugalay Dalka Yukrayn

Posted Date: 27 Aug 2014   in: World     0

Saraakiil ka Tirsan Ciidamada Dawlada Ruushka ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan dalada Rushka ay si khalada uga Gudbeen Xuduuda iyagoo si qarsoodi ah u galay Bariga Dalka yukrayn oo ay daganyihiin Maleeshiyaad Taabacsan Ruushka,Yukrayna ka soo horjeeda. Sii Akhri

Deegaanka ka tirsan Gobolka Haylaan oo laga cabanayo kooxo Dhuxulaysto ah(Dhagayso)

Posted Date: 27 Aug 2014   in: Puntland     0

Degaano hoostaga Gobolka Haylaan ayaa waxaa ka soo baxay cabasho laga cabano koxo Dhuxulaysta ah  oo degaanka Dhibaato ku haya,taas oo Maamulka iyo dadka deeganka ay Qayla dhaan ka so saareen. Sii Akhri

Wasiirka Caafimaadka Dowladda Puntland oo la kulmay Wasiirka Caafimadka Dowladda Ethopia.

Posted Date: 26 Aug 2014   in: Puntland     0

Wasiirka Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Saadiq Eenow ayaa waxa uu kullan gaar ah kula qaatay Magaalada Adisababa ee Xarunta Dowladda Ethopia Wasiirka Caafimaadka Ethopia Dr kesete Birhan Admasu Birhane. Sii Akhri

Wafdi wasiro oo ka socda dawlada Federaalka Somaliya oo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose(Dhagayso)

Posted Date: 26 Aug 2014   in: Somalia     0

Waxaa shalay galinkii dambe soo garay Magaalada Kismaayo Ee Xarunta
Jubada Hoose Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka arimaha Gudaha ee Dawlada
Federaalka Somaliya Sii Akhri

Madaxwaynaha Dawlada Puntland oo shegay in Puntland ay ku jiraanKhayraad Muhiim ah.

Posted Date: 26 Aug 2014   in: Puntland     0

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in dhul qaali ah oo ay ku jiraan khayrad muhiim ah  bad iyo berriba ay lee dahay Puntland, wuxuuna tilmaamay in Shacabka iyo Dowladda Puntland ay ka faa iidaystaan Khayraadka dalkooda ku jira. Sii Akhri

Dawlada Suuriya oo sheegtay in Caalamka ay kala Shaqaynayso Dagalka looga soo Horjeedo Kooxaha Islaamiyiinta.

Posted Date: 26 Aug 2014   in: World     0

Dawlada Suuriya ayaa sheegtay in caalamka ay kala shaqaynayaan Dagaalka Culus ee lagula jiro kooxa Islaamiyiinta ee dagalka kawada meelo badan oo kamida Dunida. Sii Akhri

Qarax ka dhacay Magaalada Baqdaad Ee Caasimada Dalka Ciraaq

Posted Date: 26 Aug 2014   in: World     0

Ugu yaraan 11 Qof ayaa ku dhamatay kadib markii Qarax Baabuur uu ka dhacay Magaala ay u badan Dadka shiicada oo ku Taal Caasimada Dalka Ciraaq ee Baqdaad. Sii Akhri

Maleeshiyadii Amisom ay ka qabtay Axmed Daaci oo xariyadoodii helay

Posted Date: 26 Aug 2014   in: news,Somalia     0

Daawo Maleeshiyadii laga qabtay Hogaamiye kooxeedka Axmed Daaci  oo xoriyadoodii dib haley, kadib markey Amisom iska sii daysay Sii Akhri

Tacsi : Marxuum Dr. C/laahi Mohamed uurdoox, (C/laahi-sooraan): Marxuum Col. Yuusuf M. Sugaal (Yusuf-dheere)‏

Posted Date: 26 Aug 2014   in: news,Somalia     0

waxaa  shalay waaberigii hore (24/08/2014) ku geeriyooday Isbitaal ku yaal dalka INDIA AUN Marxuum/  Dr. Cabdullaahi Mohamed Diiriye uurdoox. (Cabdullaahi-sooraan) isla  maalinimadaasna (24/08/2014) Sii Akhri

BOQORTOOYADII DHURWAAGA(Sheeko) – Qaybtii. 4aad

Posted Date: 25 Aug 2014   in: Madadaalo     0

Diiriyane waxa uu dareemay in uu leeyahay halkaan kaalay. Laakiin, waa awoodi waayey inuu u dhaqaaqo oo baqdin tii ugu dar-nayd baa haysa. Markaas mar labaad buu soo dul istaagay oo sidii oo kale madaxa Sii Akhri

C/wali shekh Axmed oo safa uu ku Tagi lagaa Magaalada Baydhabo ka Baaqday

Posted Date: 25 Aug 2014   in: Somalia     0

Ra,isal wasrha Dawlada Federaalka Somaliya C/wali Sheekh Axmed oo mudooyinkii u dambeyay ku sugna Magalada Adis Abbaba ee xarunta dalka Ithoobiya Sii Akhri

Kooxda ISIS oo la wareegay Saldhig ay lahaayeen Ciidamada Cirka ee Dawlada Suuriya.

Posted Date: 25 Aug 2014   in: World     0

Dawlada Islaamiga ee lamagac Baxday Ciraaq iyo Shaam Marka Magacooda la soo gaabsho lo yaqaan Dacish ama ISIS ayaa la wareegay saldhig ay lahaayeen Ciidamada Cirka ee Dawlada Suriya. Sii Akhri

Wariye Ameericaan ah oo ku Afduunaa Dalka Suriya oo la siidayay

Posted Date: 25 Aug 2014   in: World     0

Waxaa Dib Xoriyadiisi u helay Weriye ka soo jeeda dalka Mareekanka kaas oo in muda ay kooxo Mucaarada ay Afduub ahaan ugu haysteen Gudaha Dalka Suuriya kaas oo laga Afduubtay Sii Akhri

Heestii Waa Wada Macaan Dumarkeena iyo Cali Xasan Warsame

Posted Date: 25 Aug 2014   in: Suguaan     0

Daawo Heestii Waa Wada Macaan duwarkeena waa Erayadii iyo Codkii Fanaanka weyn Cali Xasan Warsame Sii Akhri

Jaaliyadda Australia oo ku baaqay in la isgarab taago dowlada PL si isku filaasho loogaaro

Posted Date: 25 Aug 2014   in: news,Puntland     0

Daawo Jaaliyadda Perth Australia oo si weyn u taageeray hanaanka Harumarineed ee ka hanaqaaday mandiqada Puntland oo ay gacan weyn ka geysteen shacabka Sii Akhri

Dalada Jaaliyadaha PL ee Finland oo taageeray qeylo dhaantii abaaraha ee dowlada Puntland

Posted Date: 25 Aug 2014   in: news,Puntland,Somalia     0

Dalada Jaaliyadaha Putland ee Finland oo soo dhaweeyay Hadalkii Madaxwaynaha Puntland ee ahaa in la garaaro dadka abaaruhu waxyeeleeyeen Dalada Jaaliyadaha PL ee Finland Sii Akhri

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7