Sir Culus: Warxintii guddiga ilaalinta cunaqabataynta Soomaaliya iyo Erateriya

Posted Date: 15 Aug 2014   in: Somalia     0

war bixintaan ayaa waxay ka soo baxday guddiga UN u qaabilsan ilaalinta cuna qabataynta hubka ee Soomaaliya Iyo Erateriya, waxayna warbixintu daboolka ka qaadaysaa wax yaalo badan oo sir qarsoon ah Sii Akhri

Puntland oo Degmo cusub oo u magacaawday Saaxo oo ka tirsan gobolka Mudug

Posted Date: 15 Aug 2014   in: Puntland     0

Degmada cusub ee Saaxo oo si buuxda uga mid noqotay gobolka Mudug Sii Akhri

Faysal Waraabe oo ka horyimid joogitaanka shirkadaha Shiidaalka ee dhulka xooga lagu heysto‏

Posted Date: 15 Aug 2014   in: Somalia     0

Gudoomiyaha xisbiga ucid oo sharci daro ku tilamamay Joogitaanka ay Somaliland joogaan shirkadaha sahaminta shiidalka Sii Akhri

Mo Farah oo ku guulaystay 10000m Final European

Posted Date: 15 Aug 2014   in: Sports     0

Mo Farah oo ku guulaystay 10000m Final European Athletics Championships Zurich 2014 Sii Akhri

war baahinta Caalamigaa ee Allidamaale oo bulshada Soomaaliyeed adeegyo badan u haysa

Posted Date: 14 Aug 2014   in: Somalia     0

Warbaahinta madaxa bannaan ee Allidamaale.com ayaa ballaarin ku samaysay adeegyadii muhiimka ahaa ee ay u haysay bulsha weynta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, Sii Akhri

Wasaarada waxbrasha PL oo yeelatay shirkooda bilaha

Posted Date: 14 Aug 2014   in: Puntland     0

Kullan ballaaran oo ay ka soo qaybgaleen Maamulka Wasaaradda Waxbarashada, Agaasimayaasha Waxayaha kala duwan ee Wasaaradda Waxbarashada,qaar kamida hawl-wadeenada Sii Akhri

Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland oo ka hadlay Cashuuraha

Posted Date: 14 Aug 2014   in: Puntland     0

Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda dawladda Puntland mudane Axmed Yaasiin Saalax ayaa ka hadlay Cashuuraha iyo maalgashiga dalka taasoo haddii la helo sare u qaadeysa Puntland. Sii Akhri

Madaxwaynaha PL oo garoowe dib ugu soo laabtay

Posted Date: 14 Aug 2014   in: Puntland     0

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo 9-8-2014-kii ka ambabaxay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland oo maalimihii lasoo dhaafay Sii Akhri

Ciidamada Amaanka Puntland oo Howlgalo kasameyeey Gaalkcyo

Posted Date: 11 May 2013   in: news,Puntland,Somalia     0

Ciidamada Amaanka Puntland ayaa Malmahan Howlgalo Culus oo amaanka lagu Xaqiijinayo kawaday Magaalada Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug.

Sii Akhri

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7