Weerarka Naasahablood 2: Meydad hor leh oo saaka la soo saaray

Posted Date: 29 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Ugu yaraan Lix Qof oo meyd ah ayaa laga soo saaray Dhisme ka soo horjeeda Hotelka Naasahablood 2, halkaas oo xalay weerar lagu qaaday.

Sii Akhri

Tacsi : Marxuun haruuse xaaji aden oo Geeriyooday

Posted Date: 29 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Waxaa caawa oo taariikhdu rahay 28.10.2017.

Sii Akhri

Guddoomiye Jawaari oo u dhoofay Suudaan

Posted Date: 28 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya iyo Wafddi uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoofay Dalka Suudaan, halkaas oo uu ku tagayo booqasho rasmi ah.

Sii Akhri

Qasriga Madaxtooyada Garoowe oo Lagu Dhaariyey Wasiiru Dawle iyo Wasiir Ku-xigeen

Posted Date: 28 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Waxaa maanta maanta oo ay taariikhdu tahay 27 October 2017 qasirga Madaxtooyada Garoowe lagu dhaariyey Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland Cabdiraxmaan Jamac Guulleed (Kulmiye) iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dib u Dhiska iyo horumarinta Puntland Abshir Cabdullaahi Maxamed.

Sii Akhri

Shirka D.Federalka iyo dowlad Goboleedyada oo dib u dhacay

Posted Date: 28 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu waday in uu ka furmo shir u dhaxeeya dowladda Federaalka ah iyo dowlad Goboleedyada Soomaaliya.

Sii Akhri

Muwaadin Somaaliyeed oo Lagu Eedeeyey Inuu Ka Tirsanaa Alshabaab Oo Xukun Lagu Riday

Posted Date: 28 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Maxkamad ku taalla magaalladda Frankfurt ee dalka Jarmalka waxaa shalay la soo taagay Muwaadin Somali haysta dhalshadda Jarmalka, kaasi oo lagu soo oogay inuu ka soo barbar dagaalamay Alshabaab.

Sii Akhri

Mas’uul Katirsan Dowladda Soomaaliya Oo Qarax Lagu Dhaawacay.

Posted Date: 28 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in dhaawac culus uu soo gaaray Guddoomiyaha Degmada Cadale ee Gobolka Shabellaha Dhexe Muuse Maxamed Kadiil.

Sii Akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo Amaro kasoo saaray is qab-qabsiga dhulalka.

Posted Date: 27 Oct 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

Is qab-qabsi la xiriira dhulalka Danda guud ayaa kusoo kordhaye Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose, waxaana marar badan Magaaladaas ka dhacay isku dhacyada ay ka qeyb Qaataan Ciidamada.

Sii Akhri

Madaxda Labada Gole ee Baarlamanka Soomaaliya oo Ka Amba-baxay Garowe.

Posted Date: 27 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa garoonka diyaaradaha Kanooko ee magaalada Garoowe ku sagootiyey Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS Mudane Maxamed Cismaan Jawaari iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee DFS Mudane. Cabdi Xaashi Cabdulaahi, ku-xigeenkiisa iyo wufuudda kele ee safarkooda ku wehelinayseyba.

Sii Akhri

Taliyaha Nabad Sugida Somaliya oo sheegay in beesha caalamka usoo bandhigin Natiijada baarista Qaraxyada.

Posted Date: 27 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Agaasimaha Hay’adda Nabad sugidda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Sanbaloolshe ayaa ku dhalleeceeyey beesha caalamka gaar ahana waddamada US, UK iyo Qaramada Midoobay inay ka gaabiyeen inay hay’adaha amniga Soomaaliya ku caawiyaan khibrad iyo qalab farsamo si ay uga hortagaan weerarada Al-Shabab.

Sii Akhri

Wasiir Beyle oo sheegay iney bixiyeen Mushaaraadka marka laga reebo Bishan dhamaadka ah.

Posted Date: 27 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Wasiirka Maaliyada Somaliya ayaa ka hadlay tirada deymaha lagu leeyahay Somaliya iyo cabashada Shaqaalaha iyo Ciidanka dowladda ee ku aadan ineysan mudo helin Wax Mushaaraad ah.

Sii Akhri

Gudoomiyaha G.Banaadir oo Sheegay in Wadooyin gaar ah loo Qorsheynayo isticmaalka Gawaarida Xamuulka.

Posted Date: 27 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Wadooyinka Muqdisho qaar kamid ah waxaa horay looga mamnuucay in ay isticmaalaan Gawaarida Xamuulka ah, Sababo Dhowr ah ayaa looga mamnuucay Gawaarida sida ay sheegeen Taliska Nabad galyada Wadooyinka.

Sii Akhri

Munaasabad lagu taageerayay Murashax Cabdirashiid Abuukar Cabdi oo kadhacday magaalada Odense ee dalka Denmark

Posted Date: 26 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Munaasabad lagu taageerayay Murashax kamid ah murashaxiinta Golaha Deegaanka magaalada Odense ee Xisbiga ALTERNATIVET (Å) Abdirashid Abukar Abdi ayaa waxa ay xalay ka dhacday magaalada Odense ee dalka Denmark.

Sii Akhri

Galmudug oo Dowlada Soomaaliya ku edeesay Bur brinta Maamulka Galmudug

Posted Date: 26 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Maamulka Galmudug ayaa cabasho xoogan ka keenay rag ay ku sheegeen qaswadayaal oo ku soo qulqulaya Magaalada Cadaado, kana wada olole ka dhan ah maamulka uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).

Sii Akhri

Madaxweynaha Puntland oo Sagootiyey Arday Deeq Waxbarasho Ka heshay Dalalka Ethiopia iyo Suudaan.

Posted Date: 26 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sagootiyey 204 arday oo deeq waxbarasho ka helay dalalka Ethiopia iyo Suudaan, waxaana ay ardaydani isugu jirtaa ardayda sanadkani kaalmaha hore ka galay imtixaanka shahaadiga ah ee dawladda Puntland iyo arday shaqaalaha dawladda ah oo deeqdaasi ku guulaystey imtixaan kadib.

Sii Akhri

Dagaal Khasaare Sababay una dhaxeeya Puntland iyo Galmudug oo Godad kasocda

Posted Date: 26 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Waxaa maanta dagaal xoogan u dhexmaray ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Galmudug kuwaas oo ku dagaalaya Meel qiyaastii 10KM u jirta deegaanka Gacnafalle ee Barrigga gobolka Mudug.

Sii Akhri

Madaxweynaha Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Marxuun General Maxamed Abshir Muuse

Posted Date: 26 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Marxuun General Maxamed Abshir Muuse

Sii Akhri

Ra’islawasaare Kheyre oo la kulmay dhiggiisa Turkiga

Posted Date: 26 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Ankara ee Caasimadda Dalka Turkiga kula kulmay dhiggiisa Dalkaas Bin Cali Tildrim.

Sii Akhri

Taliyihii ugu horreeyay ee Booliska Somaliya oo ku geeriyooday Mareykanka

Posted Date: 26 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Jeneraal Maxamed Abshir Muuse; oo ahaa Taliyihii ugu horreeyay ee Booliska Soomaaliyeed ayaa shalay gelinkii dambe ku geeriyooday Dalka Mareykanka.

Sii Akhri

Xafiiska tayadhowrka badeecadaha Puntland oo Shirkadaha Puntland Qaar eedayn u jeediyeey

Posted Date: 25 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Lagasoo bilaabo August 2, 2017 oo bosaso madaxweyne gaas kadaahfuray xafiiska tayadhowrka badeecadaha Puntland waxaa socday baaritaano sheybaar lagu fulinayo oo soo saara badeecooyinka dhacay iyo kuwa maadooyinka khatarta ahi ku jiraan Oo Puntland aad ugu badan.

Sii Akhri

Madaxweynaha Puntland oo Qado Sharaf U Sameeyey Guddoonka Labada Aqal Ee Baarlamaanka DFS.

Posted Date: 25 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 October 2017 qado sharaf u sameeyey guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo masuuliyiinta kale ee Guddoonka wehelinayseyba.

Sii Akhri

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Maanta Furay Kalfadhigii 40 -aad ee Barlamaanka Puntland (Sawiro)

Posted Date: 25 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha ayaa waxaa Furitaanka kalfadhiga  40-aad ee Golaha Wakiilada dawadda Puntland kala qayb galay Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS Mudane. Maxamed Cismaan Jawaari, Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka DFS Cabdi Xaashi Cabullaahi, Ku-xigeenka Guddoomiyaha Aqalka Sare ee DFS, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada dawladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi iyo Ku-xigeenadiisa, masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dawladda Fadaraalka Soomaaliya, masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dawladda Puntland, , xubno ka socdey beesha caalamka, maamulka gobolka Nugaal, kan degmada Garoowe, Isimo, nabadoono waxgarad, siyaasiyiin iyo martisharaf kale.

Sii Akhri

Xildhibaan Faroole oo ku baaqay in la dhamaystiro Dastuurka Qabyo Qoraalka Soomaaliya.

Posted Date: 25 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole oo ka tirsan Baarlamanka Aqalka Sare ee dawlada Soomaaliya ayaa maanta wuxuu ka hadlay socdaalkoodka madaxda dawlada Soomaaliya ee Garowe.

Sii Akhri

Madaxweyne Farmaajo oo dalka ku soo laabtay ayaa sheegay in uu dalku dagaal galayo

Posted Date: 25 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib saddex cisho oo uu booqasho ku joogay dalalka deriska la ah Soomaaliya.

Sii Akhri

Page 5 of 317« First...34567...102030...Last »

Allidamaale