Puntland oo Jawaab cad ka Bixisay Beenti iyo Calaacalkii Muuse Shaani

Posted Date: 27 May 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Dawladda Puntland ee Soomaaliya waxay u caddeynaysaa Ummada Soomaaliyeed in Puntland ay tahay Maamul 20 sanno dhisnaa, laguna yaqaan nabadgelyo iyo xasilooni ay kula nook yihiin dhammaan Ummada Soomaaliycalt gaar ahaan gobolada Waqooyi galbced oo ah maamul ay wadaagaan Puntland waxyaalo badan, isla ‘ markaana aan u hayno dadkiisa qadarin iyo xumlo.

Dawladda Puntland waxay u aragtaa nasiib daro in hogaamiyaha maamulkaasi oo hobby u lahaa taariikh marlow ahaana da8aal ooge 4o santo dhibaataynayey shacabka ku dhaqan gobolada Waqooyi, laguna xasuusto xasuuqyadii uu ka gcystay degmooyinka Ceerigaabo iyo Boomme, haddana ku hays shacabkaas colaado iyo bara-kicin joogto ah, hadaba in uu maanta ku celceliyo nabad-ayaan doonayaa taas waa hadal med-waayey.

Xaqiiqda hadalka Madaxweynaha Maamulka HalBeysa, ka dib duulaankii uu kusoo qaaday Puntland gaar ahaan Gobolka Sool ( Tukaraq), waxay beesha caalamku u sheegtay Nlaamulkaas hay dib uga baxaan deegaanka ay kusoo duuleen, laakiin hogaamiya maamulkaasi wu\uu ku dooday inuu tegayo xuduud uu Ingriisku siiyey arintaas oo ah mid lagu qoslo, wuxuuna dhagaha ka fume)stay dhammaan soo jeedinadii Beesha Caalamka, lsla’ markaana wuxuu duulaan kusoo qaadey deegaanka Tukaraq ee Puntland. Kadib, waji gabax uu kala kulmay ciidamada difaaca Puntland ayuu wuxuu bilaabay inuu ku celceliyo waxaa nasoo weeraray Dawladda Fedemalka Soomaaliya, wuxuuna kusii daly inuu miciin-sado bladaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaliya la kulankiisa.

Haddaba, Dawladda Puntland waxay ku leedahay Xluuse Biixi, dhul iyo dad Puntland ka tirsan ma bixin kam Ingiriis iyo xuduud been ah oo warbaahinta laga sheegto, isla markaana btadaxweynaha Dtawladda Pundand Dr. Cabdiweli Mohamed Cali Gaas wax gor’gortan ah kama Bela)o deegaamada Dastuuriga ah ee Puntland, mana bixin karto Dawladda Fedcraalku dhul ka mid ah Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale