Qalabii dhismaha Dekadda Garacad oo Boosaaso laga dajiyeey (Sawiro)

Posted Date: 08 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Iyadoo dhawaan uu madaxweynaha dawlada Puntland Mudane C/wali Maxamed Cali Gaas uu dhagax dhigay dhismaha Dekeda Garacad ee degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa qalabkii lagu dhisilahaa qayb ka mid ah ay horay u gaartay deegaanka Garacad.

Qaybtii labaad ee qalabka lagu dhisayo Dekeda iyo Wadda Wadaagsin ayaa kasoo degay magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland.

Masuuliyiin ka tirsan wasaarada Dekedaha iyo duulimaadyada ee dawlada Puntland ayaa qalabkan kusoo dhaweyey magaalada Boosaaso iyagoo sheegay inay sugayaan qaybta Sadexaad ee Qalabkii lagu dhisilahaa Dekeda Garacad.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale