QM oo War Naxdin leh kasoo saartay Xaaladda Somalia Maxay Tahay

Posted Date: 17 Mar 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Warbaahinta aduunka ayaa Isbuucyadii lasoo dhaafay kusoo jeediyey indhahooda ka hadalka Macluusha ka dilaacday qeybo ka mid ah Gobolada dalka Soomaaliya.

Warbixino la diyaariyey waxay muujiyeen mid aad looga naxo qaabka nololeed iyo Saameynta ay reebtay Abaarta ku dhufatay Deegaanada ay dadka kusugnaayeen.

War ay shaaciay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in in dad ku dhaw 300 ay ku dhinteen abaarta Soomaaliya Seddex bil gudaheed.

Deegaanada Soomaaliya ee abaartu ku dhufatay waxaa lasoo sheegayaa in 7 milyan qiyaastii ay ka barakaceen kuwaasi oo aaday meelo ay wax ka heli karaan iyadoo Xoolo badan ku bakhtiyeen Abaarta.

Allidamaale