R/W Sharma’arke oo ka qeyb galay Janaazo Muqdisho lagu tukaday Marxuum Baribari+Sawiro

Posted Date: 29 Mar 2015   in: news,Somalia     0 Comments

Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo qaar ka tirsan labada gole ee dowladda Federaalka ayaa maanta Janaasadii ku tukaday meeydka allaha u naxariistee Yuusuf Maxamed Ismaaciil Bari Bari Danjire Soomaaliya u fadhiyay magaalada Geneva ee dalka Switzerland oo 27 ka Mach si qorsheysan loogu dilay magaalada Muqdisho.

???????????????????????????????

Allaha u naxariistee Marxuum Baribari ayaa saacad ka hor meydkiisa laga qaaday magaalada Muqdisho oo aheyd halkii lagu dalay, waxaana loo qaaday caasimada Garoowe.

???????????????????????????????

Ra’iisul wasaaraha Sharma’arke ayaa aad loogu aamanay siduu qeybta weyn uga qaatay fududeynta in Marxuumka lagu Aaso caasimada Garoowe oo ay codsadeen dowlada Soomaaliyeed ee Puntland iyo Eheladiisa, waxaana Ra’isul wasaaruhu ku sagootiyay Marxuumka Janaazo weyn oo ay dadbadan kasoo qeyb galen oo loogu tukaday magaalada Muqdisho.

???????????????????????????????

 

Sharmake.Janaazo-01

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7