Ra’isul wasaare Sharma’arke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaweyd ka dagay Kismayo + Sawiro

Posted Date: 26 May 2015   in: news,Somalia     0 Comments

Wafdi culus oo uu hugaaminayo Ra’isul wasaaraha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Dr. Cumar Cabdi-rashiid Cali Sharma’arke ayaa goor dhaweyd ka dagay garoonka diyaradaha ah ee magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowladda Jubaland.

Shamar.ar.Kismay1

Wafdiga Ra’isul wasaaraha dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa garoonka Kismayo kala kulmay soo dhaweyn heer sara ah oo ay halkaasi si diiran ugusoo dhaweeyeen Masuuliyiin ka tirsan dowlada Jubaland iyo qaar ka tirsan dadweyne magaalada Kismaayo.

Shamar.ar.Kismay4

Wafidga Ra’isul wasaraaha oo u soo gaaray magaalada Kismaayo arimo ku saabsan xalinta khilaafka soo kala dhexgalay dowlada Federaalka iyo dowlada Jubalad ayaa waxaa wafdiga ka mid ah wasiiro dhoowr ah oo ugu hooreyo Wasiirka dastuurka dowladda Federaalka iyo xubno kale oo ka tirsan labada gole ee dowlada Federaalka.

Wafdiga Ra’isul wasaraaha ayaa oo galbiyay aqalka Madaxtooyada magalada Kismayo, halkaas oo lagu wado in ay wada hadalo lagu xalinayo khilaafka soo kala dhexgalay kula galan Masuuliyiinta dowladda Jubaland.

Boqashada maanta uu Ra’iisul Wasaaraha dowlada Federaalka ee Soomaaliya ku yimad magaalada Kismaayo ayaa nooqoneysa markii ugu horeysay uu soo gaaro tan iyo markii la magacaabay, inkasoo dhowr goor oo hore ay baaqdeen Safaro uu damacsanaa Sharma’arke inuu kusoo garoo Xarumta Jubaland, Hase yeeshe waxaa safarkiisu xiligaan uu kusoo aaday xil uu jiro khilaaf weyn oo soo kala dhex galay labada dhinaca.

Shamar.ar.Kismay

Shamar.ar.Kismay2

Shamar.ar.Kismay3

Shamar.ar.Kismay5

Shamar.ar.Kismay6

Shamar.ar.Kismay8

 

ccr8

Shamar.ar.Kismay19

Shamar.ar.Kismay17

Shamar.ar.Kismay14

Shamar.ar.Kismay00

Shamar.ar.Kismay9

Shamar.ar.Kismay16

ccr11

ccr12

ccr14

ccr15

Shamar.ar.Kismay20

Shamar.ar.Kismay18

Shamar.ar.Kismay23

Shamar.ar.Kismay21

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7