Reer Yuusuf Bari-Bari oo ka tacsiyeey Geerida Hooyo Xaawo Xaaji

Posted Date: 15 Dec 2014   in: news,Somalia     0 Comments

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN: MA DHINTE WAA ILAAHAY SWT!: Waxaan Tacsi aad iyo Tiiraanyo u leh u diraynaa, dhamaan Ubadka, Qoyska iyo Ehelada ay ka geeriyootay Allaha u naxaristee HHooyo Xaawo Xaaji Cabdulaahi Cali-Dari.

Waxaan alle si naxariis badan uga Baryeenaa inuu ka waraabiyo Janatul Fardowsa Muuminadaas geeriyootay, sidoo kalena in dhamaan ubadka, Qoyska iyo Ehelka ay ifka uga tagtayna uu Samir iyo Iman ka siiyo. Amiin…..Amiin….Amiin… Yaa Raabi. SWT

Reer Yuusuf Maxamed Ismaaciil Bari-Bari

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7