Riwaayadii cusbeed ee la magacbaxday (Yaa-Qaldan)

Posted Date: 17 Aug 2014   in: Madadaalo     0 Comments

Daawo Riwaayada cusub (Yaa-qaldan) ee ka turjimeysa nolosha qurbaha iyo dhibaatada ku heysta Qoysaska Somaliyeed ee usoo qaxay dibadahaWaxaa magaalada Aarhus ee caasimada 2aad ee Denmark lagu dhigay Ruwaayad cusub oo la magacbaxaday Yaa Qaldan.
Ruwaayadaan waxaa soo saare ka ahaa Farsama yaqaanka weyn ee Feysal Karatee.
Ruwaayadaan waxey ifineysaa is maan dhaafka bulshada Soomaaliyeed ku heysta Qurbaha gaar ahaan Familka iyo qoyska Soomaaliyeed,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Top News

Allidamaale

Maqaallo

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7