Samafale Maxamed Yuusuf Tigey iyo dhalinyaro Somaliyeed oo biyo iyo Raashin u qaybiyeey dadku Abaaruhu sameyeen (Sawiro)

Posted Date: 19 Mar 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Samafale Maxamed Yuusuf jaamac Tigey Ardayda Jaamacadda PSU Gabdhaha Samafalayaasha ah ee Gol Nugaal ayaa Raashin iyo biyo dhaamin ka sameyeey 5 degmo oo katirsan gobalka Nugaal .

Tigey iyo Teamkiisa ayaa Raashin iyo Biyo Gaarsiyeey dad Abaartu samaysay oo ku sugnaa degmooyin katirsan Gobalka Nugaal .

Samafalayaasha u istaagay dadkooda Somaliyeed Waxaaa kamid ahaa Meelihii Biyo qaybinta kasameyen ama Biyaha Gaarsiyeen EYL Buurtinle Dangorayo Godobjiraan Sunijiif iyo Meelo kala oo Abaar xoogan kajirto xiligan.

Qoysaaska Gargaarka la gaarsiyeey Degmadda EYL Ayaa gaaraya 100 Qoys kuwaas oo ahaa dad jilicsan oo isugu jira Caruur iyo Wayeel.

Hoos kadaawo Sawiradda Dhmaan meelaha laga sameyeey Raashin qaybinta

 

 

 

 

 

 

 

Allidamaale