Sawiro: Gaadiid Gaashaman oo laga Qabsaday Jeegaanta

Posted Date: 15 May 2018   in: Uncategorized     0 Comments

Deeganka Tukaraq ee gobolka Sool ee uu xiligaan kasocdo dagaal aan waxba la isula harin ayaa u durkay dhinaca laasacaanood deegaanka lagu magaaco Higlo Cumar Waceys oo Tukaraq ka xigta dhinaca Laasacaanood.

Dadkii deegaanka oo aad u careysan ayaa Hubkooda Gurtay isla markaana Gaaray goobaha dagaalku ka socdo mid ka mid ah dadka Shacabka ah ayaa suurta Galiyay inuu sawiro deg deg ah kasoo qaado Gaadiidka Dagaalka oo saaka laga Furtay Kooxda Jeegaanland.

Saraakiisha Puntland ayaa ka celinayay dadka shacabka ah in arkaan amase Sawiro ka qaadaan Hubka iyo Maaxaabiista laga Furtay Kooxda SNM ee labaxday Jeegaanta.

Roobaab Xoogaan oo xilaagan da’aya ayaa waxoogaa Hakad ku haya Dagaalka waxaan dhulkii ay ka dhigeen boholo Jeex jeexaan oo ay inta badan Gaadiidkii ku daateen.

Dagaalkii ayaa xiligaan dib u xoogeystay jihooyin kala duwana si xoogan ayuu uga socdaa, waxaana muuqata in Jeegaanta ay isku dayeeso in ay dib ugu noqoto halkii laga riixay hase yeeshee ciidamada Difaaca Puntland ayaa dhinbilo Naareed ka waraabinaya Jeegaanta.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale