[sawiro+warbin]DADKA XOOLUHU DHAAFEEN OO KU SOO XAROODAY DULEEDKA DEEGAANKA BALI BUSLE

Posted Date: 18 Mar 2017   in: Puntland,Somalia     Comments Comments

Dad reer guura ah oo ku xoolo waayay abaarta ka jirta deegaano badan oo ka mid ah gobalka mudug ayaa waxa ay ku soo xaroodeen xeryo cayreed laga ooday duleedka deegaanka bali busle ee degmada jariiban ee gabalka mudug

dadkaan ayaa ayaa waxa ay ku soo xaroodeen xero cayreed laga aasaasay duleedka deegaanka bali busle

dadkaan soo xarooday ayaa waxa wajiyadooda laga dheehan kara saamaynta adag ay abaartu ku reebtay wajiyadooda

dadklaan ku soo hayaamay xero cayreedkakan ayaa waxa ay sheegeen in ka kal soo hayaameen meelo aad u kala fog oo ka tirsan deegaano hoos taga gobalka mudug

siciid goodle oo ah sahqsi isu xilqaamay dib u dajinta dadkaan ka soo hayaamay deegaanadii ay ku xoolo waayeen ayaa waxa uu sheegay in ay dadkaan u baahan yihiin in la garab istaago

Allidamaale