Sheikh C/lahi Sh. Mahamed Sh. Daahir oo ku geeriyooday Galkacyo

Posted Date: 04 Nov 2014   in: news,Puntland     0 Comments

Inaa lilaahi wa inaa ileyhim Raajucuun, Kulunafsin Daa-iqatul Mood: Waxaan halkaan Tacsi tiiranyo leh uga diraynaah Dhamaan Reer Sheikh Abdulahi Sheikh Mahamed Sheikh Daahir oo ku magacdheeraan jiray  (Sheikh Abdulahi Asad) oo shalay oo ay Tarikhdu ahayd  03.11.2014 kugeeriyooday Magalada Galkayo,

Waxaa aan lenahay Daman Umada Somaliyadeed Garahaan Umada Reer Puntland ,Khastan Qoaskii iyo Qarabadii uu kageeriyooday Shiikhu, Samir iyo Iiman in ilahay kasiiyo Marxuumkana uu Janadii Fardoowso Ilahay kawaraabiyo Amin Amin Amin

Waxaa Tacsida Diraya

Suldan Abdixashi Suldan Albaab

Xildhiban.Gen  Abdibare Suldan Yusuf jibriil

Ex-Wasiir Ing Hasan Mahamed Jibriil

Ganacsade Sheikh Abdiwali Yusuf jibriil

Ganacsade Cumar Hajji Hussien Jibriil

Drs Asho Mahamed Jibriil

Drs Sahro Mahamed Hussien Xalus

Dr Sharmake Abdisalam Mahamud

Nabadoon Abdirisaq Hurre Jibril

Nabadoon Abdirsaq Gabalqariye

 

W/Q Dr Shirwa Abdisalam Mahamud (jibriil)

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7