Shir Ganacsiga Looga hadlayo oo ka Furmay Bakistaan (Sawiro)

Posted Date: 11 Nov 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

waxaa kadhacay shir ay dowlada pakistan abaabulkiissa ay wada mudo sanad ah magaala ganacsiga ee karachi shirkaas oo uu madaxwaynaha pakistan mamnoon hussain ugu magacdaray sanad kahor ‘LOOK AFRICA TRADE FORUM” oo qorshuhu yahay in sanad walba oo uudhaco.

shirkaas ayaa waxaa ay iskugu yeertay dowlada pakistan safiirada africa kajooga dalka pakistan iyo uqaybsanayaasha ganacsiga ee safaaradaha africa ee uufadhigooda yahay pakistan.

hadaba safiirada somalia ee islamabaad oo ay safiir katahay marwo khadija almakhzoumi ayaa uxilsaaratshsy uqaybasaha ganacsiga iyo warshadaha somali mudane Khadar Dheen Gulled oo ah uqaybsanihi ganacsi ugu horeeyay abid dalka pakistan soomaliya udirto.

mudane khadar dheen gulled oo ah aqoonyahan da’ayar ayaa kasoo muuqday shirkaas oo uu furay raisul wasaaraha dalka pakistan mudane shahid khaqan abbsi habeenkii 11/9/2017 iyo subixii 10/11/207 oo ay goobjoog ka ahaayeen wasiirka ganacsiga iyo dharka mudane mr Muhammad Pervaiz Malik iyo dhamaan safiirada africa ujooga dalka pakistan.

waxaa kasoo qaybgalay shirkaas kudhowaad 5000 oo ganacsato pakistan ah qaarkoodna africa laga keenay.

Mudane khadar dheen gulled ayaa mar uu wasiirka ganacsiga dalka pakistan safiiradi africa waydiiyay in ay talo siiyaan ayaa si protocal ka waafaqsan stage ka ufuulay asaga oo yiri “Waxaan usoo fuulay halkan in aan Dowlada iyo ganacsatada pakistan usheego mid aniga oo cadeyn doona hadalkayga mudanayaan iyo marwooyin hadaaan somalia wax yar idiin kaga sheego marka laga reebo sawirka caalamka inaga qabo oo ay pakistan ba dareemi karto xanuunka ay leedahay sababtoo ah adinkaba waxaa laidinka aamin sanyahay wax xun mid ogaada waxaana marqaati kadhiganayaa walaalahayga safiirada iga qibradda badan ee ihorfadhiya iyo ganacsatada caalamka usafro SOOMAALIDA WAA LIBAAXYADA AFRICA EE GANACSIGA AFRIKANA NAKAA BARNAY GANACSIGA WALIBA NOOCEESA IN BADO LAISKAGA GOOF”

Arrintaas kadib waxaa isqabsaday sacab ihall-kii oodhan.

waxaa laguheshiiyay in lasameeyo (joint working group) oo ay somalia horumuud katahay iyo in ganacsatada dhamaan africa loo fududeeyo visayaashsha , iyo in labadiyo bandhig carweedyo lagu qabto 10ka dal ee africa ee ganacsiga fiican laleh pakistan oo ay somalia kamid tahay.

Allidamaale