Shirki kismaayo oo Furmaya iyo Madax Gaadhay Kismaayo (Sawiro)

Posted Date: 08 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo ee maamulka Jubaland.

Wafddiga Madaxweynaha Galmudug waxaa soo dhaweeyay Madaxweynaha Jubaland,Madaxweynaha Koofur Galbeed iyo XIldhibaanno ka tirsan Federaalka oo uu ka mid yahay C/Rashiid Maxamed Xiddig.

Maamulka Jubaland waxaa uu shaaciyay in uu dib u dhacay Shirkii Kismaayo,waxaana wali magaalada tagaya Madaxda dowlad Goboleedyada Soomaaliya.

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle iyo Wafddi uu hoggaaminayo ayaa iyana garay Kismaayo,waxaana soo dhaweeyay Madxda Jubaland iyo Koofur Galbeed Soomaaliya.
Waxaa sidoo kale magaalada ku wajahan Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdi Wlai Maxamed Cali Gaas,kaas oo uu hadda khilaaf cusub kala dhaxeeyo ku xigeenkiisa.

Allidamaale