Shirkii kismaayo oo soo Dhamaaday iyo Warmurtiyeed laga soo saaray

Posted Date: 11 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Magaalada Kismaayo waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirkii dowlad Goboleedyada uga socday halkaas waxanaa ka soo baxay qodobbo dhowr ah oo ay ka mid tahay in Dowlad Goboleedyada ay sameysteen Golaha iskaashiga dowlad Goboleedyada Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale