Siyaasi Maxamed Abdinoor, Oo Mogadishu tagay kuna biirey Liiska Murashaxiinta Raisal-Wasaaraha.

Posted Date: 13 Dec 2014   in: news,Somalia     0 Comments

Siyaasi Maxamed Abdinoor, kana mid ah Ganacsatada Puntland ayaa Maanta gaaray Mogadishu. Siyaasiga ayaa Safarkiisa Mogadishu lagu micneeyay inuu damac uuga jiro Xilka Raisal-Wasaaraha. Masuuliyiin kala duwan ayaa sheegey in Maxamed Abdinoor, uu Villa-Somalia kula balan-san yahay Madaxweynaha Somalia Iyo Faarax Sakiin. Isku soo wada Duub Imaatinka Maxamed Abdinoor ayaa hoosta ka xariiqaya haradanka ka dhex jira Siyaasiyiinta Reer Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7