Somaliland oo Joojisay Isticmaalka .So

Posted Date: 11 Mar 2018   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland     0 Comments

Maamulka Somaliland ayaa soo saaray Qoraal ay ku joojinayaan isticmaalka Furaha internetka ee .so, kaas oo dhawaan lagu wareejiyay dowladda Fedraalka ah ee soomaaliya.

Qoraal ka soo Baxay Madaxtooyada Somaliland ayaa looga digay Xarumaha Ganacsiga, Iskuulada iyo Bangiyada Ganacsiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7