Tacsi: inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun Edo Xaawo Diib Yusuf oo london ku geeriyootay

Posted Date: 13 May 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Tacsi inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun. Edo Xaawo Diib Yusuf Abdalle ayaa shalay ku geeriyootay magaalada London
Saacada Ingiriska markey aheyd 15:45 UCL Hospital London.

Allah u naxariisto. waxaan alle uga baryeenaa inuu Janadiisa Fardowso Geeyo amiin. Caruurtii ay ka taytay iyo ehelkaba Samir allaha nagasiiyo. amiin amiin.

Dhamaan Howladeenadda iyo Maamulka Warbaahinta Allidamale waxay tacsi tiraanyo leh u dirayaan qoyski iyo caruurti ay ka geeriyootay edo Xaawo Diib.

انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه وادخله في الجنة أمين يارب

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale