Tacsi: Inaa Lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun alle ha unaxariisto Jaamac weyrax koore

Posted Date: 13 Dec 2014   in: news,Somalia     0 Comments

Inaa Lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun, waxaa 10/12/2014 saacada  10 kii subaxnimo ku geeriyoodey  magaalada gaalkacyo Allaha u naxariisto oo jannadii firdowsa ka waraabiyee Jaamac weyrax koore.

Annaga oo ah ilma sheekh ismaaciil weyrax koore,  waxaan adeerkeen Ilaah uga baryeynaa in uu jannadii firdowsa ka waraabiyo kitaabtiisana midigta ka siiyo aamiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7