Tacsi loo dirayo Qoyska allaha u naxariistee Yuusuf Baribari

Posted Date: 29 Mar 2015   in: news,Somalia     0 Comments

Waxaa anagoo aad uga tiiranyeesan Geerida Naxadinta leh ee ku timid allaha u naariistee Danjirihii Soomaaliya u fadhiyay Qaramada Midoobay Marxuum Yusuf Maxamed Ismaaciil Baribari uga Tacsiyeeneenaa Qoyskii, Ehelladii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday marxuumka,

Waxaan Illaahay uga baryeenaa inuu Janadiisa Geeyo Marxuumka, danbigiisan dhaafo. Gacan ka xaqdaran ayaa dishay ilaahay ha u booga dhayo Qoyskii u ka baxay, Umada Soomaaliyeedna samir alaaha ka siiyo, maadaama uu Marxuunka ahaa shaqasi taariikh dheer oo geesi ah, umada Soomaaliyeedna aad ugu gar gaari jiray.

Waxaa lagu xusuusan doonaa Qaraaradii iyo Guulihii u kasoo hooyay kulamadii Qaramada Midoobay ee ugu danbeeyay ee sida gaarka ah loogu amaanay Marxuumka.

Tacsida ayaa waxaa diraya magacayada hoos ku xusan.

Axmed Aaden Samantar
Cabdulaahi Cali Bare Bootaan
Muuse Xasan Yuusuf Galac
Xussen Sheekh Maxamed
Cismaan Ciiso Ciro
Mahad Mire
Cabdulaahi Xaashi Deer
Maxamed Cabdi Nuur
Salaad warsame
Xasan Axmed Aaden
Xalimo Maxamed Cali
Safiyo Jaamac Nuur

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7