TACSI: Marxuum Danjire Yuusuf Bari-bari oo ku geeriyooday weerarkii Hotel Maka Al-Mukarama‏

Posted Date: 28 Mar 2015   in: news,Somalia     0 Comments

Danjire Yuusuf Maxamed Ismaaciil (Bari-bari) oo ahaa danjiraha Somalia u fadhiya xarunta Xuquuqda Aadanaha Qaramada Midoobay ee Geneva ayaa u geeriyooday dhaawac kaso gaaray weerarkii ay Al-shabaab  ku qab-satay Hoteelka Maka Al-Mukarama.
Danjire Bari-bari ayaa ahaa Diplomasi Ruug-caddaa kasoo shaqeeyay dalka dibaddiisa, isagoo waqtiyadii ugu dmbeeyay ahaa wakiilka Somalia ee Geneva.

Barri

Waxaana halkan tacsi ka diraya dhammaan Ehelka kala ah:
Ambassador Dr. Cabdulqani Muxumad Waceys
Col. Zubeer Cabdilkariim Boorle
Col. Nuux Maxamad Axmed Isaakh
Sadiiq Cabdi Xasan Buraale
Maxamad Xasan Geelle
Xuseen Beynax Barre
Cabdicasiis Xaaji Cabdullaahi
Yuusuf-mahad Maxamad Aadan
Xasan Xaaji Barre
Bashiir Suldaan Maxamuud Heybe
Asad Suldaan Maxamuud Heybe
Yuusuf Suldaan Maxamuud Heybe
Muxumad Suldaan Maxamuud Heybe
Maxamad Cabdi Xasan
Shugri Cumar Gaboose
Dr. Cabdilxakiim Golongol Deyl
Cabdiraxmaan Muxumad Aardoon
Muqtaar Bashiir
Cabdirisaaq Ceymad
Maxamad Xuseen Adar
Xasan Sheekh Axmed Nuur
Xasan Sheekh Cali
Bishaar Yuusuf Gamaadiid
Axmed Cabdullaahi Geney
Axmed Xaaji Maxamad Nuur
Cabdi Maxamad Kaahin
Deeq Kediye
Yuusuf  Barqadle
Muxsin Xaaji Cabdi Qorraxeey
Xuseen Cabdullaahi
Maxamad Yuusuf Barkhadle
Axmed Maxamad Cilmi
اللهم اغفر له وارحمه ، وعافه واعف عنه ، لقِّه الأمن والبشرى والكرامة والزلفى ، اللهم إن كان محسناً فزد في حسناته ، وإن كان مسيئاً فتجاوز عن إساءته ، اللهم اغسله بالماء والثلج والبرد ، نقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس ، أبدله أهلاً خيراً من أهله ، وداراً خيراً من داره ، وجيراناً خيراً من جيرانه ، اللهم لا تحرمنا أجره ، ولا تفتنا بعده ، واغفر لنا وله
Waxaana marxuumka illaahay uga baryeynaa inuu naxariistii Janatul fardowsa ka waraabiyo , eheladii iyo qaraabadii  & Jaaliyadihii Soomaaliyeed uu ka tegayna samir iyo Iimaan ka siiyo .. Amiin:: Amiin.Aamiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7