Tacsi Tiraanyo leh

Posted Date: 09 Feb 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.

Waxaa 08.02.2018 ku geeriyootay magaalada qardho Nadiifo Xaaji Maxamud Ibrahim Alaha u naxariisto.
Waxaana ilaah uga baryaynaa dambi dhaaf iyo naxariista alle.

Qoyskii ay ka baxday ee reer cabdi jaamac kaarshe iyo Qadro cismaan shibil.
Inuu Eebe ka siiyo Samir iyo iimaan.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUU.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7