Video:- Masuuliyiinta ugusareeysa Somaliland oo ugu Baaqay Shacabkooda iney laayaan Ardayda Beelaha Daarood ee ku sugan deeganadaasi

Posted Date: 07 Jun 2018   in: news,Somalia,Somaliland     0 Comments

Masuuliyiinta Jeegaanta ayaa cad dheer ku dhawaaqay Taladii ugu xumeyd abid ee qof laga badiyay uu arsi iyo miicin bido.

Jeegaanta ayaa shacabka kunool Boorama iyo gobolada kale ee Somaliland ugu baaqeen inay bar tilmaameedsadaan Ardada iyo dadka Socotada ah ee Soo gaara Deegaanadooda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7