Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Gaas oo Booqasho iyo Xarig Jar ku Samaynaya Qayb kamid ah Wadda Ceel Daahir iyo Ceerigaabo

Posted Date: 19 Sep 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Deegaanada Ceel Daahir iyo Ceerigaabo intii muddo ah waxaa ka socday Dhismaha waddo isku tashi ah taasoo ay dhisteen Shacabka iyo Dawlada Puntland oo iska kaashada dhismaha waddadaasi.

Madaxweynaha dawlada Puntland Mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa safar dhulka ah ugu baxay dhulka ay marto wadadaasi si uu xarig jar ugu sameeyo qayb kamid ah wadaasi oo laami la saaray.

Socdaalka madaxweyne Gaas ayaa sidoo kale wuxuu salka ku hayaa u kuurgalida Magaalooyinka ka baxsan Laamiga dheer isagoo horay sidan oo kale xiligii uu masharaxa madaxweyne ahaa uu socdaal ku tagay Deegaanada kabaxsan Laamiga dheer.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7