War Deg Deg Ah: Daaroodka Mogadishu ku sugan oo shir deg deg ah u fadhiya

Posted Date: 04 Nov 2014   in: news,Somalia     0 Comments

Xildhibaanada kasoo jeeda Beelaha Daarood iyo howladeenada dowlada Fedefaalka ayaa iminka u fadhiya shir deg deg ah oo gaar ah la lee yihiin Raisal-Wasaaraha dowlada Federaalka ee Soomaaliya Dr. Cabdiwali. Wararka

hoose ee nasoo gaaraya ayaa sheegaya fadhiga deg deg ah ee aan caadiga aheyn in looga wada hadlayo Talaabada Xigi karta hadii uu sii socda Mooshinka ka dhanka ah Raisal-Wasaaraha.

Masuul ka gaabsadey Magaciisa ayaa war qabadka allidamaale.com u sheegay iney aad u carysan yihiin Xildhibaanada Beelaha Daarood iyo Howla wadeenada dowlada Federaalka, Isla markaana ay si cad ula safteen Raisal-Wasaaraha Soomaaliya oo ey garab taagan yihiin maadaama Madaxweynahu isagaba dabada la galay Beeshiisa.

Muqdisho

allidamaale@hotmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7