Wasaaradda Waxbarashada Puntland Oo Bilowday Sixitaanka Imtixaanka Fasalka 8aad.

Posted Date: 15 Jul 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Wasaaradda Waxbarashada Puntland Waxbarashada Puntland ayaa maanta bilowday sixitaanka Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe ee Puntland .

Ka hor saxitaanka Imtixaanka ayaa Wasaaradda Waxbarashada Puntlandwaxa ay wacyi galin ku saabsan saxidda imtixaanka siisay maclimiinta sixi doona, wuxuuna socon doona muddo 10 (toban) cisho, waxana sixi doona 200 oo macallin oo ka kala yimid Guud ahaan Puntland.

Allidamaale