Xaflad soo Dhawayn ah oo Jaamacada Puntland State University Galkacyo Qabatay.26/03/2015‏

Posted Date: 28 Mar 2015   in: news,Puntland     0 Comments

Jaamacada Puntland State University qaybteeda Gaalkacyo ayaa xaflad soo dhawayn ah uqabatay Mudane Cawaale Qaybdiid oo ayaantaanba kusugnaa degaanada Punnland. Xafladaas oo ka dhacday xarunta Jaamacada PSU Galkacyo ayaa si habsami ah u socotay ayadoo looga hadlayay side loo gaaraa in la tirtiro jaadka oo laga badbaadiyo umada soomaaliyeed.

Jaamacada.PLS.Gal

Waxaa ugu horaynba ka hadlay Gudoomiyaha Jaamacada Mudane Faarax Caabi Samatar oo cadeeyay in aan ardayda jaamacada iyo shaqaalaha jaamacadaba aanay ku jirin cid jaadka cunta ayna ka badbaadeen.

Jaamacada.PLS.Gal1
Laakiin aan u diyaarsanahay in aanu u istaagno in aanu gacan ka gaysano si kasta oo loo tirtiri lahaa jaad cunidnimada.

Waxaa sidaa iyo si lamid ah uga hadlay macalimiinta jaamacada, gudoomiyaha Gobolka mudug Mudane Tigay, iyo waliba Mudane Cawaale, intuba waxay ka sheekeeyeen foolxumada iyo dhibaatada uu jaadku ku hayo bulshadeena qaaliga inoo ah.

Jaamacada.PLS.Gal2

Waxa ay xafladaas kusoo xirantay jawi aad u quruxbadan.

Jaamacada.PLS.Gal3

Executive Director: Puntland State University Galkacyo:

Jaamacada.PLS.Gal4
Executive Director:Puntland Academy for Peace and Development, (PAPD NGO)
Mr.Farah Abi Samatar
www.psu-galkacyo.com
skype.psu-galkacyo
admin@psu-galkacyo.com
farahabi100@gmail.com
Facebook:Puntland Academy for Peace and Development, (PAPD NGO)*
facebook.puntland state university galkayo
tel..00252 678 505694
tel.00252 90 7505694
Please find below link
http://www.webometrics.info/en/Africa/Somalia
http://www.webometrics.info/en/Africa?page=1
https://www.facebook.com/PuntlandStateUniversityGalkayo?ref=hl

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7