Xildhibaan Barlamaanka Somaaliya katirsana oo Xalay Muqdisho ku Geeriyooday

Posted Date: 13 Feb 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Xildhibaan Siciid Geeddi oo kamid ahaa barlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa caawo ku geeriyooday magaalada Muqdisho, kadib markii uu muddo todobaadyo ah xanuunsanaa.

Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay geerida xiuldhibaanka, isagoo sheegay in marxuumku waayahaan ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho, isagoo guddoomiyuhu sheegay inuusan ka qeyb galin doorashadii madaxweynaha Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa maalinta berito aas qaran loogu sameyndoonaa magaalada Muqdisho, iyadoo la filayo inuu madaxweynaha ka qeyb galo.

Allidamaale