Xildhibaano iyo wasiirada taageersan R/W Cabdiwali oo ka digay mooeshinka Jeeb ku rismiska

Posted Date: 06 Nov 2014   in: news,Somalia     0 Comments

Xildhibaanada Baarlamaanka Federalka iyo Golaha Wasiirada ee taageersan Ra’iisal Wasaare Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa shalay kulan dheer ku yeesheen Magaalada Muqdisho. Shirkaan dheer ayaa waxaa taageero weyn loogu muujiyay wars axaafadeedkii kasoo baxay Xaafiiska Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe u qaabilsan arrimaha Somaliya Amb. Nicholas Kay ee ka digayay in Xildhibaanada Federaalka ay codadkooda ku iibsadaan ridida xukuumada Soomaaliya.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7