XOG:- Madaxweyne Gaas oo ku Wajahan Itoobiya.

Posted Date: 20 Apr 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu kahelayno magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in madaxweynaha dowladda Puntland uu safar ugu wajahan yahay dalka Itoobiya.

Safarka madaxweynaha aya alagu soo waramayaa inuu salka ku hayo dhammaystirka heshiis mashaariic horumarineed looga fulinayo Puntland oo horay labada dhinac u dhexmaray.

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali, ayaa dhowaan sheegay in Itoobiya Puntland ka fulin doonto mashaariic dhowr ah.

Wixii kusoo Kordha Allidamaale kalasoco

Allidamaale