Home  -  Partner - Arrangements - Presse - Staffs - Contact - About us

Raadso      

Somalitalk - Allidamaale - Allpuntland - Allkheyraad - Puntlandi - Halgan - Xogsheeg - Calanka - Aaytaiin - Hiiraan

 
  30. Januar 2010   Printervenlig udgave af siden   Send linket og en kort beskrivelse af denne artikel videre til en ven    

Degaanka Galgala ee gobolka Bari ayaa la xaqiijiyey inay ku sugan yahiin dad Ajaanib ah oo halka tababaro ku siiya kooxo Islaamiyiin ah oo xurun ku leh halkaasi, Sidaa ay Xaqiijiyeen dad ku sugan Tuulada Galgala waxa halka lagu arkay in ka badan Sagaal nin oo la sheegay inay u dhasheen Dalka Pakistan kuwasi oo tababaro siiya Alshabaabka Galgala, Kuwas oo u Hoggaamiyo Nin lagu magacaabo Maxamed Saciid Atam

Dadka degaanka oo u badan beeraley ayaa sheegay in aay degaankooda ku soo kordheen arrimo aysan hore u aqoon iyo dad aysan weligood arag , kuwasi oo aay ulaa jeedan Dagaal yahanada Pakistanta ah

Degaanka oo ah mid buuraley ah ayaa la rumeysan yahay in lagu tababaro in ka badan 2,000 Oo Dagaal yahan kuwasi oo la baro qabka wax loo Qarxiyo iyo weliba Xeelado dagaalo oo kale.

Hoggaamiyaha Kooxda Oo Lagu Magacaabo Maxamed Saciid Atam ayaa ah nin DPL U aqoonsan tahay Hoggaamiye Argagaxiso waxana u ku jira Liiska dadka sidaa weyn u Mareykanku u doonayo, In kasta oo ninkan taageero badan ka heysto dhanka kooxaha Islaamiyiinta ah hadana waxa jira taageero kale oo u ka heysto dhanka Beesha u ka soo jeedo Sidaa u dhowr jeer ka sanqariyey Wasiirka Amniga Qaranka PL Cabdullaahi Siciid Samtar oo sheegay in Beesha u ninkani ka sooo jeedo ee Dubeys ay tahay mida dhibaatada ka woda degaanada PL

 

Copyright © 2009 Allidamaale.com