ALLIDAMAALE NEWS PAGE

NEWS  |  COMMENTS  |  ANALYSES

 

Somali Radios

     Home      |     Presse Release    |    Our Service      |      Archive   |     Send a Comments     |     Contact us

13:00 - Duhurkii
16:00 - Fiidkii
17:00 - Habeen
 

04:00  - Aroorti
11:00  - Barqadi
14:00  - Duhurki
18:00  - Fiidniki
   

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu sagootinayay Ninkii Jarmalka ee muslimka ahaa iyo xaaskiisa ayaa 26/09/08  lagu qabtay magaalada Boosaaso.kadaawo sawiradii halkan.

Isniin 06. 10. 2008

Puntland - 26/09/08 ayaa waxaa loosameeyay Xaflad si heersare ah loo soo agaasimay Xafladaaso lagu anba bixinaayay Qooskii Muslimka ahaa ee isugu jiray Nin Jarmal ah iyo Gabar Somaliyeed oo Burcad  wax magarto ahi ay ku qafaashen Magaalada Boosaaso,kadibse Booliska Puntland ay tilaabo taarikh ah kaqaaden Burcadii, ayagoo dil iyo qab qabshabo u geestay kooxhihii Burcada ahaa.

Xafladaasi oo lagu qabtay magaalada Boosaaso laguna sagootinayay Ninkii Jarmalka ee muslimka ahaa iyo xaaskiisa, ayaa waxaa kasoo qeeyb galay Dadweeyne kala duwan, waxaana goobtaasi kadhacay is marxabeen iyo waanoyin.

Intaas kadib ayaa waxaa hadal gaaban ka jeediyaay goobti Abuubakar oo ah ninkii mislimka ee Jarmalka ahaa wuxuuna sheegay ineeysan haba yaraatee cabsi galineeyniin falkii loogestay, wuxuuna sidoo kale hoosta ka xariiqay ineey ka  go’antahay inuu markale hadii alle idmo u dib ugu soo labanayo Deegaamada Puntland. wuxuuna ugu danbeentii tilmaamay siiduu ugu faraxsanayahay gurmadkii iyo kalsoonidii ay u muujiyeen  shacabka, waxgaradka iyo Maamulka Puntland.

Allidamaale.com                                                                                                                         Muxiyadiin Cabdile                                                                                                       Boosaaso

Allidamaale.com kalasoco warar xaqiiqada kusaleeysan

Allidamaale@hotmail.com

Xaafiiska Waraqabadka Allidamaale.com

Allidamaale.com

                                          

                                                               Copyright © Allidamaale.com                 

                                           CONTACT US Webmaster Allidamaale@hotmail.com               

 

Boggan waxba lagama daabacan karo idin la'aan, hadii baahi timaado waxaa lala soo xiriirayaa Maamulka Bogga cinwaanka ah Allidamaale@hotmail.com