Akhriso Qabiilada Golaha wasiirada uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Somalia.

Posted Date: 04 Jan 2015   in: news,Somalia     Comments Comments

Akhriso Qabiilada ay kasoo jeedeen Golaha wasiirada uu shalay shaaciiyay Madaxweynaha Maamul gobleedka cusub ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aaden.
1- C/fitaax Maxamed Ibraahim Geesay. Wasiirka wasaarada Amniga. (Mirifle/Leysaan).

2- Xasan Xuseen Maxamed. Wasiirka wasaarada Hub ka Dhigista, Dhaqan Celinta iyo Tababarida Maleeshiyaadka, (Mirifle/Yantaar).

3- Saalim Xaaji Xasan Cismaan. Wasiirka wasaarada Batroolka iyo Tamarta, (Digil/Bagadi ).

4- Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa.Wiirka wasaarada Dekadaha iyo Gaadiidka Badda, (Digil/Tunni).

5- Cabdinaasir Cabdi Caruush.Wasiirka wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga, (Hawiye/ Habargidir/ Ceyr)

6- Isaaq Cali Subug. Wasiirka waasaaarada Caafimaadka,(Mirifle/Jaroon).

7- Saadaad Maxamed Nuur Cali Caliyow. Wasiirka asaarada waxbarashada iyo Barbaarinta,(Mirifle/Eelaay).

8- Xasan Ibraahim Xasan. Wasiirka wasaarada Hiddaha, Tacliinta Sare iyo Tiknoolijiyadda,(Mirifle/Geelidle).

9- Xasan Cabdi Maxamed. Wasiirka wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinra Bulshada,(Mirifle/Macalinweyne).

10- Maxamed Cumar Zeytuun.Wasiirka wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta,(Daarood/Ogaadeen).

11- C/laahi Cabdi Cumar Fanax. Wasiirka wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga,(Hawiye/Wacdaan Cismaan).

12- Aadan Xasan Maxamed “Usama” Wasiirka wasaarada Macdanta iyo Biyaha,(Mirifle/Dissow).

13- C/laahi Sheekh Xasan. Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo Warshaddaha,(Hawiye/Abgaal/Daa’uud)

14- Axmed Nuur Sheekh Maxamed Luxus. Wasiirka wasaarada Dib u dejinta iyo Xiriirka Jaaliyaddaha,(Maheyno Qabiilkiisa).

15- C/qaadir Nuur Caraale. Wasiirka wasaarada Dib u Heshiisiinta iyo Arrimaha Dastuurka,(Hawiye/Murusade/Habar-Ceyno)

16- C/laahi Muuse Abuukar. Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Daryeelka Naafada,(Dir/Biimaal).

17- Cumar Aadan Xasan “Cumar Dheere” Wasiirka wasaarada Dalxiiska iyo Duurjoogta,(Hawiye/Gaaljecel)

18- Macalin Maxamuud Maxamed “Macalin Jiis” Wasiirka Wasaarada Deegaanka iyo Daaqa, (Digil/Shanta-caleemood)

19- Axmed Maxamed Barre. Wasiirka wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta,(Dir/Biimaal).

20- Jeylaani Sheekh Maxamed Xasan. Wasiirka wasaarada Shaqada Iyo Shaqaalaha,(Digil/Shanta-caleemood).

Allidamaale