|
|
|
Wargalin ku socda akhristayaasha & asxaabta websit-ka ku xiran:-
hadii alle qadaro wakhti kooban ayaan hawada ka maqnaaneynaa maadaama aan dib u
habeyn aad u balaaran ka wadno xiligaan mareegta allidamaale.com |
 |
|
WARARKII
UGU DAMBEEYEY |
 |
Shirka Taleex: Dagaalka
Buuhoodle iyo xiliga kala guurka- |
|
Puntland - Allidamaale Isniin Janu
15 2012 -
Dhaq Dhaqaaqyada xamaasadeysan iyo isbadalka siyaasadeed
ee uu keeni karo >>>> |
Puntland-Allidamaale Axad
Janu 15 2012 -
Agaasimaha waaxda faya dhoorka Dowladda hoose ee Magaalada
Gaalkacyo ee gobolka Mudug Puntland oo soo bandhigay Daawooyinka dhacay ee dadka
lagu laayo oo ay soo qab qabteen >>>> |
|
Dagaalka Buuhoodle waa gardaro qaawan- |
|
England - Allidamaale Axad
Janu 15 2012 -
Afhayeenkii Hore ee TFG oo Dhaleeceeyay Dagaalka Buuhoodle
Dhageyso |
 |
Gabay (Sabaan aakhir) iyo qalinkii Safiyo Aw Axmed Xaaji-
|
|
Somalia - Allidamaale Axad Janu 15 2012 -
Waa duni ninkaad siiso malab seefta kula goobiye, Waa duni
sarqaan iyo wadaad
>>> |
 |
Siilaanyo wuxuu ku
tashaday cagta mari intaan
lagu dhawaaqin- |
|
Puntland - Allidamaale Axad
Janu 15 2012 -
|
|
Galdogob oo looga dhawaaqay
maamulka Gaagaab State oo ka madax banaan dadka deegaanka. |
 |
Ciyaar aad u xiisa badan oo ka
dhacday garoonka miro awaare- |
|
Puntland - Allidamaale Axad
Janu 15 2012 -
|
 |
Faalo:- Isu kaashatada
dacaayadaha Puntland!- |
|
Puntland - Allidamaale
Sabti Janu 14 2012 -
Isbaheysiga gulufka-dacaayadeed waa in weerarkooda weerar
laga horgeeyaa
>>>> |
 |
Maqaal:- Aqoon darri mise islla
weyni!- |
|
Somalia - Allidamaale Sabti Janu 14 2012 -
Faa'iidada iyo khasaaraha
qalabka warbaahinta Soomaaliyeeed >>>> |
Djibouti- Allidamaale
Jimce Janu 13 2012 -Ra'iisul Wasaaraha DFKMG ee Soomaaliya Prof Abdiweli
Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti ayaa kulan dheer la qaatay Madaxweynaha dalka
Jabuuti Ismail Omar
Gelle >>>> |
 |
Xaflad sharafeed lagu
sagootiyay
Lataliyaha WWB ee Puntland- |
|
London - Allidamaale
Jimce Janu 13 2012 -
|
 |
R/W Cabdiwali oo la kulmay
dhigiisa Jabuuti- |
|
Jabuuti - Allidamaale Khamiis Janu
12 2012 -
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo
la kulmay Ra'iisul Wasaaraha Djibouti
>>
(+Sawiro) |
 |
Wasiirka Caafdimaadka PL oo qaabilay
Islamic Bank- |
|
Puntland - Allidamaale Khamiis Janu
12 2012 -
Islamic Development Bank iyo Tadamun Social Society oo booqday Isbitalka
Gaalkacyo >>> |
Puntland-Allidamaale Khamiis Janu
12 2012 -
Il iyo Cowarala'a
Kheyraadka ceegaaga:- Liibaan Muse Boqr
" Hadaad mudo dheer maqli jirtay Puntland Shidaal baa ku jira, goor dhow waxaad
maqli doontaan dibadaa loo iib geeyay"
>>>>> |
 |
IGAD isgarab taagay Gudoomiyaha
Baarl Sharif Xasan- |
|
Somalia - Allidamaale Arbaco Janu
11 2012 - IGAD oo
ku baaqday in maxkamad lasoo taago kooxaha carqalada ku hayab
>>>> |
 |
Maanso:(Xildhibaano
Jaan)Qalinkii Safiyo Aw Axmed- |
|
Somalia - Allidamaale Arbaco Janu
11 2012 -
Xubno maaha duulkani, Xoolaha waa ka liitaan Xaqdaraday ku
naaxaan >>>> |
Puntland-Allidamaale Arbaco Janu
11 2012 - Beesha Axmed
Harti(Moorcase) ayaa shirkii dhawaanahaan ugasocday Magaalada Bosaaso ee gobolka
Bari Kasoo saaray Bayaan ku aadan xaqiijiinta amniga gobolka>>>(Sawiro) |
 |
Statement by H. E. Dr Abdiweli Mohamed Ali- |
|
Kenya - Allidamaale Talaado Janu
10 2012 -
Meeting of the International
Coordination and Monitoring Group on Somalia 09 Jan 2011
>> |
 |
Beesha (Axmed Harti) oo Shir uga furmay Magaalada Bosaaso-
|
|
Puntland - Allidamaale Talaado Janu
10 2012 -
Beesha Dishiishe (Axmed Harti) oo
Shir uga Furmay Magaalada Bosaaso
>>>> |
 |
Qoxooti danbe koonfur noogama
imaan karo,waa in dib loo cesha- |
|
Puntland - Allidamaale Isniin Janu
09 2012 -
Faroole
"Caruuraha iyo dumarka la iska soo hormarinayo waa lagusoo gabanayaa"
>>> |
Somalia- Allidamaale Isniin Janu
09 2012 -
Warbixin:-burcad Yemaniyiin oo weerar xoogan ku qaaday doon ay saarnaayeen
tahriibayaal Soomaaliyeed, halkaasna ku laayay dad badan, isla markaana
Afduubtay haween Somaliyeed
>>>>> |
|
Xafladii sanadguuradii 3aad ee xukuumada Faroole oo lagu qabtay Madaxtooyada
Bosaso |
 |
Jabuuti oo xasuuqii ugu horeyay
u geystay shacabka Somaliyeed- |
|
Somalia - Allidamaale Isniin Janu
09 2012 -
Ciidamada Jabuuti oo culimo Tabliiq ah ku xasuuqay Masjidka Al-hidaya ee
Muqdisho >> |
 |
Ma usoo joogtay waligaa
Gandhari Jahli dad ku eedeynaya?- |
|
Somalia - Allidamaale Isniin Janu
09 2012 -
Gaandhari Barfasoor Jaamacadeed ku tilmaamay nin ay aqoon dari heyso. Cajiib!
>> |
 |
Ra'isul wasaare Cabdiwali oo ku
sii jeeda Jabuuti- |
|
Puntland - Allidamaale Isniin Janu
09 2012 -
R/wasaare C/wali iyo wafti uu hogaaminayo oo ku sugan magaalada Nairobi
>>> |
|
Culimo-udiinka PL oo Fatwo kasoo saaray
Shabaab. |
 |
Sh. Daahir: Dagaaladii Beelaha
ee Bari 80% shabaab ayaa lug kuleh- |
|
Puntland - Allidamaale Isniin Janu
09 2012 -Culimada
PL oo isku racay in falalka amnidaro iyo isku dhacyada beelaha ay kulug
leeyihiin >> |
Puntland-Allidamaale Isniin Janu
09 2012 -
DIGNIIN:-
Kadigid Maamulka Websiteka
raxanreeb oo looga digayo faldanbiyeed foolxumo ah oo cadeyn leh:-
waxaan ka digeynaa Agabkii Idaacada Horseed Media oo la lasoo goostay
>>>> |
 |
Shirka Khaatumo2.... GUUL iyo Horumar waara- |
|
Austaralia - Allidamaale Axad Janu
08 2012 -
Shirka
Khaatumo maxuu kaga duwan yashay kuwii hore
? >>>> |
 |
Sanaag iyo Hayland oo
Masuuliyiin Caafmiid loo magacaabay- |
|
Puntland - Allidamaale Axad Janu
08 2012 -
|
 |
Banaanbaxa Muqdisho ka dhacay muxuu taageero u
yahay?- |
|
Somalia - Allidamaale Axad Janu
08 2012 -
Shacabka
Muqdisho labaatan sano oo dagaal sookey kadib madoonayaan in nabad la helo?
> |
Somalia- Allidamaale Axad Janu
08 2012 -
Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Gal Hiiraan
Cabdulqaadir bahdoon
oo sheegay inmaamulkiisu uu buuxiyay dhamaan shuruudihii Maamul looga baahnaa
Maamul Goboleed Soomaaliyeed >>> |
 |
Gudoonka Barlamaanka PL oo
ka hadlay khilaafka Baarl.-Muqdisho-
|
|
Puntland - Allidamaale Sabti Janu
07 2012 -
Mudane Cabdirashiid ayaa ku tilmaamay kala jabka Baarl-
wax aad ceeb ugu ah umada >> |
 |
Amisom oo dhawaan la wareegesya
magaalada Baladwene- |
|
Somalia - Allidamaale Sabti Janu 07 2012 -
R/wasaare
Gaas oo sheegay in ay sii joogi doonaan Ciidamada Ethiopia
>>>> |
 |
Weeraro xoowli u socda oo lagu
qaaday Al-Shabaab- |
|
Somalia - Allidamaale Sabti Janu
07 2012 -
Dagaalo & Duqeymo aan kala
joogsi laheyn oo 24-saac ee la soo dhaafay ka dhacay
>>> |
England - Allidamaale Sabti Janu
07 2012 -
Habraaca
Soomaalida:- Miisaaanka caadaaladeed ee umada
Soomaaliyeed wax ku cabirato mayahay mid waafaqsan Diinteena macaan ee
Islaamka?, xiriirse ma leeyihiin Dulmiga?
>>>> |
 |
Qalalaasaha
DFKMG iyo Ifafalaaha soo socda- |
|
Somalia - Allidamaale Jimce Janu
06 2012 -
Amisom kaalin intee leg
ayey ku leedahay Labada Baarlamaan iyo xasarada Muqdisho?
>> |
 |
Ururka
SESAM oo caawiyay qoys ku dhibaateysnaa dalka malaysiya-
|
|
Malaysia - Allidamaale Jimce Janu 06 2012 -
Ururwaynaha Somalida Ethiopia
ee Malaysia (SESAM) oo gacan u fidiyay >>>> |
 |
Marwo Sahra Axmed Kooshin oo soo gartay London- |
|
England - Allidamaale Jimce Janu 06 2012 -
Wasaarada Waxbarashada Puntland
oo London ku qabatey Shir
>>>
(+Sawiro) |
Norway - Allidamaale Jimce Janu 06 2012 -Warbixin
dhacdooyinkii 2011:- Maxaad ka xusuusataa
dhacdooyinkii ugu yaabka badnaa ee dunida soo maray sanadii tagay 2011-kuwoodii
ugu xamaasada iyo xeydnaabka badnaa
>>>> |
 |
Ogaysiis: kasoo qeyb
galay
xalfad waxbarashda Puntland- |
|
Engaland - Allidamaale Jimce Janu 06 2012 -
|
.jpg) |
Dadka qaliimada loo sameeyey Before and After daawo- |
|
Puntland - Allidamaale Khamiis Janu 05 2012 -
Shalay iyo Maanta Dadkan Muuqaaladoodu sidee ayay kala
yihiin (+Sawiro)
>>> |
 |
Beeraha Jibagale oo lagu martiqaaday
Dhakhaatiirtii-
|
|
Puntland
- Allidamaale Khamiis
Janu 05 2012 -
|
|
GABAY cusub oo taarikhda galay:
(DHAGAR
U NOOL):-Dhambaalada
ha wariyeen Bulshada dibu dheceeda, Dhex dhexaad ha shegeteen intey balo dhar
dharaane,Dhagartiyo dhibaatada Shacabigu ha u dhagtaageene. |
Somalia-Allidamaale Arbaco
Janu 04 2012 -Intuu
Nabada Dhay dhayi lahaa Shacabka Dhifaysan,Dhawaaq Dhiila wada iyo colaad ha u
dhisnaadeen, Kolkuu wanaag yari dhashaba haw dhigen qalade, Dhidibada ha siibeen
markii wax u dhaqaaqeenba
> |
 |
Dooxajoog Rascaseer Bosaso maka
maarantaa?- |
|
Puntland
- Allidamaale Arbaco Janu 04 2012 -
Hadaad wax qaban karto maxaa wagaad wasiirka aheyd wax ugu
qaban weeyday >>> |
 |
Mar i
dage Allaha dago! Mar labaad i dage anaa Alla deg ah!- |
|
Puntland
- Allidamaale Arbaco Janu 04 2012 -
Su'aalaha todobaadka ee Akhristayaasha bogo caalamiga ee
allidamaale
>>>> |
 |
Aaranjaan oo walaac ka muujiyay Hanaqaadka Casayrland-
|
|
Sweden
- Allidamaale Arbaco Janu 04 2012 -
Shacabka PL waa dad dhalasho
iyo dhaqanba kala dhexeyso dadka reer Casayrland
>>>> |
Puntland-Allidamaale Arbaco
Janu 04 2012 -Warbixin
xasaasi ah:- Sanadkii Tagay ee 2011-Saman Adag Oo
Gaalkacyo ku sagootiyay uur ku taalooyin xanuun badan Godka iilkana ku hubsaday
Madax iyo Maqaawiir aad u tiraban
>>>> |
 |
Xulufada isu kaashatay duminta
Puntland oo la diwaan gashay- |
|
Canada - Allidamaale Talaado Janu 03 2012 -
Maxaad
ka taqaan kooxaha shacabka Puntland uga jira Liska Madoow
(black list)
>>>> |
|
Bogagii Hore <
22
-23
-
24
-
25
-
26
-27
-
28
-
29
-
30 -
31
-
32
-
33
-
34
- 35
-
36
-
37
-
38
-
39 -
40
-
41
-
42 -
43
- 44
- 45
- 46
- 47
- 48 -
70
- 71 - 72 -
73 - 74
- 75 -
76 - 77
- 78 -
79 - 80
- 81 -
82 - 83
- 84 -
85 -86
- 87 -
88 - 89
- 90 -
91 - 92
- 93 -
94 - 95
- 96 -
97 - 98
- 99 -
100 -> |
|
Welcome to Allidamaale Website |
|
Copyright © Allidamaale.com
CONTACT US
Webmaster
Allidamaale@hotmail.com
Boggan waxba lagama
daabacan karo idin la'aan, hadii baahi timaado waxaa lala soo xiriirayaa
Maamulka Bogga cinwaanka ah Allidamaale@hotmail.com |